Tuesday 17th October 2017

Marxalad Kala-guur oo Adag ee Dalka Soomaaliya

March 7, 2017 - Written by admin

 

Product Description

In the midst of a long transitional period, political divisions, an active insurgency, and the worst drought in over a half-century, President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed appointed Dr. Abdiweli Mohamed Ali to head the Transitional Federal Government of Somalia in June 2011.

Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali was tasked with forming a new and effective cabinet, turning back the tide against the insurgency of the Alshabab terror group, responding effectively to the worst drought and famine in 60 plus years and to driving progress on the impossible task of ending Somalia’s long transitional period and creating permanent democratic institutions in just eleven short months.

A challenging Transition – is a first- hand account of the events, decisions, personal courage and commitment that shaped the process that led to the end of the Transitional of Federal Government of Somalia and the establishment of permanent democratic institutions.  It provides a revealing picture of the inner workings of the Somali state machinery, and a unique insight into the most sensitive details of both the personal and what was happening behind closed doors.

“Well worth reading and the author is perceptive, humble and forward-looking.  Dr. Abdiweli Mohamed Ali is both a scholar and a politician, blessed with a vision of a better future for Somalia and its people”

–Nuruddin Farah, Prominent and award winning Somali novelist

“In this personal political memoir, one of contemporary Somalia’s most prominent political leaders presents a down-to-earth, concise, well-written and remarkably accessible account of his role and experiences in the process by which the Somali state moved from collapse and transition to full formal statehood in 2012.  The author does so against the background of his own life experience, which is both typical and atypical of that of many Somalis of his generation.”

–Dr. Lidwien Kapteijns, Wellesley College

“Dr. Abdiweli Mohamed Ali’s book captures a crucial moment in Somali history.  One of the  main actors in the making of the  most recent chapters of this history, Abdiweli breathtakingly describes how he was born with the birth of modern Somali state in 1960, observed its rise as an infant African democracy, witnessed its horrifying destruction and later actively participated in the painstaking attempt to resurrect it.”

–Maxamed Daahir Afrax, PhD, Author, Founder-president of International PEN’s Somali-speaking Writers Club, President of the Intergovernmental Academy of Somali language

ABOUT THE AUTHOR
Dr. ABDIWELI MOHAMED ALI, also known as Abdiweli Mohamed Ali Gas is a Somali American economist, professor and politician.  He served as the Prime Minister of Somalia from June 2011 to October 2012, and briefly afterward as a Member of Parliament in the newly formed federal Parliament of Somalia.

CATEGORY
Politics, Sociology/AFRICA

PUBLICATION YEAR
2017

PAGE COUNT
210 Pages

 

 

 

Magaca Buuga: Marxalad Kala-guur oo Adag  ee Dalka Soomaaliya:Waa sheeko qofeed oo muujinaysa Dhabar adayg iyo mabda aan leex-leexad lahayn.

Tilmaamo Guud.

Iyadoo lagu dhex-jiro xilli kala-guur oo dheer, kala qaybsanaan siyaasadeed, kooxo xag-jir ah oo hubaysan iyo abaar ba’an oo aan la-arag in ka badan 50 sano. Madaxweyne Sheekh Shariif wuxuu Dr. Cabdiweli Gaas u magacaabay inuu hoggaamiyo xukuumadda federaalka bishii july 2011.

Dr Gaas waxaa loo xil saaray inuu soo dhiso xukuumad howl-kar badan oo meesha ka saarta fallaagada naxariista daran, macaluusha iyo abaarta soo afjarta islamarkaana si hagar la’aana tiirarka  u-taagta dhismaha hay’ado dad-weyne ( democratic)  muddo gaaban oo aan ka badnayn 11 bilood.

Buugu wuxuu Qeexaya dhacdooyin, go’aamo iyo wax-qabad la-taaban karo, oo wadada u xaaray gunaanadii ku-meel gaarka, islamarkaana dardar geliyay soo ifbixida qaab-dhismeed dowladdeed oo  sal adag.

Qoraalku ka gaban-maayo soo bandhigidda muuqaal faah-faahin ku dheehan tahay oo arrimo xassaasiya, arrimo shaqsi ah  iyo  qodobo lagu falanqeeyo irridaha hoos laga xirto (shirar qarsoon).

Buuggu wuxuu ku wanaagsan yahay in la akhristo, qoraagu waa qof aragti badan, aan islaweyni ka muuqan kuna sifoobay daymo fog, Dr.Gaas waa aqoon-yahan iyo siyaasi u hanweyn inuu arko dad iyo dal Soomaaliyeed oo ku waara bash-bash iyo barwaaqo.

(Nuraddin Faarax- qoraa caan ah, oo ku guulaystay  abaal-marinno caalami ah oo dhinaca sheekooyinka).

Xusuus qorkan siyaasadeed oo ka soo maaxatay maskax qof Soomaaliyeed oo  Magac-weyn ku leh siyaasada Soomaaliyeed, si wacan loo qoray, kooban oo si cad u muujinaya waayo-araggiisa iyo kaalintii uu ka qaatay in wadanku kasoo baxo bur-bur iyo ku-meel-gaar, una gudbo qaran caalamku aqoonsan yahay.

 (Dr Lidwien Kaptejins , wellesley College)

Buugga Dr.Gaas wuxuu soo shaacbaxay xilli taariikhda Soomaaliyeed ay ga-galanayso oo ayna gaarin deegaan nabdoon, dhinaca kale, wuxuu qayb-weyn ka qaatay soo celinta ayaamihii wacnaa ee waqtiga kala-yaaciyay, qoraagu wuxuu sheegay inuu dhashay 1960kii oo ah xilligii Soomaaliya ay gobannimo heshay loona arkayey dal afrikaana oo hana-qaaday kuna dhaqma talo-wadaag (Dimoqraadi), wuxuuna goob-joog ahaa sanooyinkii qaran jabay, ugu danbayntii wuxuu hormuud ka ahaa dib-u-soo noolayntii ummadda bohosha dheer ku dhacday.

( Maxamed Daahir Faarax waa qoraa haysta PHD, Asaasaha/ Guddoomiyaha Naadiga Caalamiga ee Qorayaasha Af-Soomaaliga PEN)

  • Dr Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas; Soomaali-Amerikaan, dhaqaalyahan, Macallin Jaamacadeed iyo Siyaasi.
  • Madaxii Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed June 2011- October 2012.
  • Xildhibaan muddo kooban ee Barlamaanka Federaalka
  • Madaxweynaha  Dowladda Puntland 2014-2019.


Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI