Qardho(SP): Madaxwaynihii hore ee Dowlada Puntland General Cade Muuse Xirsi ayaa beryihii u damayey ku sugnaa Degaanada Dowlada Puntland ee Bosaso iyo Qardho isagoo inbadan qodaxbixinayey arrimaha Shacabka iyo dedaalada dhinaca wada xajoodka beelaha somaliyeed ee Walaalaha ah ee Puntland.
Cade Muuse waxaa uu xaliyey khilaafaad badan oo beryihii u damayey ka dhex aloosnaa qaar ka mida beelihiisa degaanka qardho iyo arrimo ay kala tirsanayeen,Sidoo kale waxaa uu dedaal xoogan u galay khilaaf beleedyo kala oo dhinaca beesha iyo beelo kale oo dega Gobolka Bari ku kala jirey oo uu dhab u iftiimiyey.
General cade Muuse oo shaqsiydiisu ah Nin Muwaadin ah isla markaasina jecel Horumarka bulshada ayaa wax ka qabtay Dhisme dhulka hoostiisa ah oo lugu dhisay Jeel wayn oo ay dhistay Ha'add ka soconta UNka, xabsigaasi oo leh qaybtii xanaanada dadka waalida iyo Barashada Diinta islaamka.
Maxamed Axmed Ciise
Sanaagpost News Desk
Anonymous Location unknown | 1:05pm on Monday, March 15th, 2010 |
cade muuse wa |
madoobe Qardho | 1:28am on Sunday, March 14th, 2010 |
cadow cidlaa maraysaa, iska cadow waligaa doqon, doqon dhalay iyo inankiis, neef dadkii reer P/land cunay |
qardho jecel Location unknown | 11:45am on Thursday, March 11th, 2010 |
cadoow qardho waxaad wax ugu qaban wweyday markaad madxweynha aheeyd bal ii sheeg?faroole waa kas wiilkiisa shaqu siyey wilku adeerka u yahay juxaa wasiir buu ka dhigay , adeer xishoodka qaarki waa nacasnimo . cadoow cadoowga u nooloow |
Qaran Qardho | 2:06am on Thursday, March 11th, 2010 |
war cade umadda reer Puntland ka daa beenta aan geedna loogu soo gaban,wax ma tare ayaad yahaye markii xilka lagaa qaaday baad leedahay wax baan tarayaa dadka, taas waxaa kuu dhaanta in aad dalka iskaga tagtid. |
KANAANI Garowe | 1:49am on Thursday, March 11th, 2010 |
Cadde dadka beenta ka daa waxba bulshadu kaagama baahna, markii aad madaxweynaha PL ka ahaydba waxba uma qabanayne waa adigii dhagaxaanta gadanayey |
markhati dar alle ah bossaso | 12:54pm on Wednesday, March 10th, 2010 |
waa nin nabad jecel waa nin jecel dadka inuu wada raali geliyo waanna nin tolkii inuu kibirka ka qabto jecel.
balse all shababka cmaxamud oo cadaanka ahi garoowuu joogaa &bossaso masaakiinta buurahooda ardhacda ka guranayana waxa habeenka qaylo ka yeedha deriska u dhow baa yaabay torjarka korontadda awgeed marka waa nin xiniinyo leh farolewayo xabsiyadd buuxa |
Habartaa Location unknown | 5:14am on Wednesday, March 10th, 2010 |
war cade oo markii uu madaxwaynaha ahaa aan kala celin karin labo habrood, baruur bisilna aan dilaacsan karin.......
wax kale garan maynee guulayso oday ala macadaabe |