Salaamulaahi Walaal dhamaan akhristaasha sharafta iyo karaamada naga mudan waa idin ka raali gaalinaynaa sawirkii raacay Warkii Bosaso ee xafladii Maanta ay xilka kula kala waregeen Duqa Cusub iy Duqii hore.
Markle ayaan idin ka raali gelainanaa Aadbaan ugu Mahadcelinaynaa Dadka wanaagsan ee markasta Commentska ka dhiibta fikirkooda waxaana ay xaq u leeyihiin wixii tala gelyo ah ee aan geesmarsanahay inaysaxaan.
Bosaso Office
Moh,ed Ahmed Essa
geedi7@hotmail.com