Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
Xaflad xil Wareejin Ah Oo Ka Dhacay Dowlada Hoose Ee Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari

BOOSAASO(SP): Xaflad xil wareejin ah oo ay xilka kulak ala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Golaha degaanka C/risaaq Xareed ismaciil iyo Gudoomiyaha cusub ee Golaha degaanka,


 


Waxaana xafladaasi ka soo qaybgalay Masuuliyiin kala duwan, oo uu ugu Horeeyo Wasiirka Wasaarada Amaanka Dowlada Puntland General Yusuf Xaaji Khayr ,Wasiir ku-Xigeenka 1aad ee Wasaarada arrimaha gudaha iyo dowladah hoose General Cabdi Yasiin, Wasiir ku-Xigeenka 2aad ee Wasaarada dowladaha hoose iyo Arrimaha gudaha c/risaaq xareed ismaciil oo ah gudoomiyahii hore ee xilka haatan ku wareejiyey  Wasiir ku-Xigeenka wasaarada dekedaha Abshir Siciid Saalax Gudoomiyaha Cusub Gobolka Bari Shiikh Cabdixaafid cali Yusuf iyo ku-Xigeenkiisa, Taliyaha qaybta Bartmaha Bosaso iyo Sarkiil kale oo ka tirsan Maamulka Qaybta Ciidanka Bosaso,Siyaasi barkhad cali saalax iyo Isimo misaan culus oo uu ugu horeeyo Ugaas Xasan Ugaas Yasiin.


Gudoomiye ku-Xigeenkii Hore C/qaadir Yusuf ayaa halkaasi ka hadlay isagoo siwayn u Amaanay shaqada wanaagsan ee iminka lugu wareejinayo gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka oo uu ku tilmaamay nin macquul ah ooh ore waxbadan uga qabatay dhinaca Shareecada iyo kala damaynta shuruucda markuu ahaa Wasiir ku-Xigeenka diinta iyo Awqaafta.


Gudomiyahii hore ayaa qudbad dhinacyo badan taabanaysa soo jeediyey isagoo muujiyey dareen wanaagsan oo uu u qabo sida uu shaqada ugu wareejiyey Gudoomiyaha golaha shacabka ee Degmada Bosaso,oo uu ku tilmaamay masuul ka soo bixidoona waajibaadka shaqadan adage ee uu shacabka u hayo.


Gudoomiyaha cusub ayaa halkaasi ka hadlay isagoo siwayn ugu mahadnaqay Mudane C/risaaq Xareed gudoomiyihii hore sida uu uga dhabeeyey xilwareejintan isla markaasina waxaa uu balan qaaday inuu dhanka Amaanka degmada Bosaso Ee Xarunta ganacsiga dowlada Puntland siin doono Mudnaan gaara isla markaasin loo baahanyahay inay la shqayaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Bosaso ee Xarunta G/Bari.


Sanaagpost News Desk/Boosaaso-Puntland

 



 


 


2 Comment(s)

taliye   toga dhexe

10:00am on Tuesday, March 9th, 2010

War heedha nimanka qora Hadaaftimo miyhaanad dadka kala aqoon waaba warbaahine, maxaa hogaamiyihii beesha Hawiye ee baxsaday sawirkiisa boosaaso keenay, war xishooda oo wariyayaal qorta wax idiin soo tebiya , ama dadka kale barta, marhorena xoghayaha dowlada hoose ee Boosaaso ayaa ku sheegteen burcad badeen hadada cabdulahi sheekh xasan oo xitaa sawirka magaciisu ku yaalo ayaad boosaaso gayseen war xishooda gudoomiyah beesha hawiyan sawirkiisa ka saara raalina galey oo oday dhaqameed Soomaaliyeed oo xushmad ayuu mudan yahay.

egdherbgeheb` bws cfcfrdcf   fedfxdvfevbe hujnednhgggggggg

6:35am on Tuesday, March 9th, 2010

bbvft fn tnhtnhmt t r4

 Magacaaga:

 Halka aad joogtid:

 Fariinta:

 
 

Home Bogga hore aad print Daabaco Mail U dir saaxiibkaa
     
Contact us : webmaster@sanaagpost.com
         or sanaagpost@hotmail.com
  Warar
Maamulka dugsiga Al-Furqaan Oo Kulan U Qabtay Ardaydii hore Uga Qalin Jebisey Dugsiga Sare Ee Al-Furqaan Ee Jaamacadaha Wax Ka Barata. + Sawiro    07 Sep 2010
Mdaxweynaha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya    06 Sep 2010
Wasiirka Dastuurka Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxweyna Iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya    05 Sep 2010
Huteel Juba Bosaso oo Xariga Caawa laga jaray dhisme cusub oo dhulka hoostiisa ahDaawo Sawirada    04 Sep 2010
Xarakada Alshabaab Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan    04 Sep 2010
Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay    04 Sep 2010
Culimada Ahlusuna Wajamaaca Oo Canbaareeyey Dagaalada Ka Socda Magaalada Muqdisho Bisha Barakysan Ee Ramadaan    03 Sep 2010
Ururka Midowga Yurub Oo Ugu Deeqay Malaayin Lacagta EURO Ah Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya    02 Sep 2010
Shir Looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya Oo Ka Socda Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia    02 Sep 2010
Booliska Bosaso oo Maalintii 2aad Howlgal kawada gudaha Magaalada Bosaso dadna xabsiga u taxabay    30 Aug 2010
iska hor imaad u dheexaya ciidamada PL iyo Ciidanka Atam oo ka dhacay Galgala Maanta    30 Aug 2010
Ganacsade Hadh Tuulo Waa Mihiim in Dalka iyo Bulshada La Harumariyo    30 Aug 2010
Tuulada Camaare ee Degmada Bacaadwayn ee Gobolka Mudug oo Saaka degan    29 Aug 2010
Xaflad Loogu Gogol Xaarayey Asaaska Jaamacada Maakhir University Oo Ka Dhacday Huteel Juba Ee Boosaaso+Sawiro    28 Aug 2010
Ururka Alshabaab Oo Sheegay In Goobaha Ay Ka Arimiyaan Cid Aan Iyaga Ahayn Lasiin Karin Sakaatul Fidriga    28 Aug 2010
Qorshe Hawleedka Gobollada Sanaag iyo Hayland-- Ayaaha Mustaqbalka dhow.    28 Aug 2010
Magaalada Muqdisho Oo Dagaalo Xoogani Ka socdaan Iyo Khasaara Laxaadle Oo Soo Gaadhay Dad Badan Oo Shacab Ah    27 Aug 2010
Dwalda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Dawlada Soomaliya Taageero Milateri La Barbar Istaagi Doonto    26 Aug 2010
Dagaal Maalintii 3aad Ka Socda Muqdisho    25 Aug 2010
Xildhibaan Is Casilay, Madaxweyne Shariifna Ugu Baaqay Inuu Jagada Baneeyo    25 Aug 2010
Sharma’arke “Shacabku Waa Inay La Dagaalamaan Kooxda Shabaabka.”    25 Aug 2010
Midawga Afrika Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daad Guraynaya Soomaaliya Iyo Kooxa Mucaaradka Ah Oo Aan Weli Ka Hadlin    24 Aug 2010
In Ka Badan Labaatan Xildhibaan Oo Kooxo Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho    24 Aug 2010
Kenya Oo Qabatay Muhaajiriin Soomaali ah & Muqalasiintii Waday (Warbixin).    23 Aug 2010
Boliiska Dowladda KMG Oo Su’aalo Waydiinaya Sarkaal Shabaab ah Oo ay Qabteen    23 Aug 2010