Magaalada Muqdisho ee caasumada somaliya:-Magaalada Muqdisho ee caasumada somaliya Xarunta wasaarada ee Haweenka iyo dhalaanka iyo weliba meelo kale oo ay deganyihiin Ururada Haweenka ayaa siwayn looga dabaal degay Maanta 8Maarso iyadoo intabadan Amaanka Magaalada Muqdisho ee Goobaha munaasibaduhu ka dheceen siwayn loo adkeeyey Amaankooda.
Magaalada Hargaysa ee Maamulka somaliland:-Xaflad balaadhan ayaa sidoo kale ka dhacay Xarunta gagarka Beerta Xoriyada ee Maamulka somaliland ee Hargaysa halkaasi oo siwayn ay Buraanburo heeso iyo Geraaro ay Haweenku ugu soo bandhigeen.
Xaflad balaadhan ayaa sidoo kale ka dhacay Xarunta gagarka Beerta Xoriyada ee Maamulka somaliland ee Hargaysa halkaasi oo siwayn ay Buraanburo heeso iyo Geraaro ay Haweenku ugu soo bandhigeen.
Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay:-Dadka ku dhaqan gobolka bay ayaa degmoyon kala duwan ka muujiyey dareen aan sidaasi u dherayn oo ay ku soo bandhigayaan xirashada dharka hidaha iyo dhaqanka ee somalidu caanka ku tahay iyadoo ay ku waynaynaan maalinta Haweenka.
:-Dadka ku dhaqan gobolka bay ayaa degmoyon kala duwan ka muujiyey dareen aan sidaasi u dherayn oo ay ku soo bandhigayaan xirashada dharka hidaha iyo dhaqanka ee somalidu caanka ku tahay iyadoo ay ku waynaynaan maalinta Haweenka.
Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland:-Xarunta Wasaarada qoyska iyo Hoolka shirarka ee Ururada haweenka Magaalada Garoowe ayaa Maanta siyaabo kala duwan uga dheceen Munaasibado kala gedisan oo Haweenka iyo Fanaaniinta somaliyeed ee Puntland ay ku soo bandhigeen Munaasibadahan kelmaad ku aadan iyo weliba damashaad ay Haweenku maalintan dareenkooda ku wayn ku muujinayaan.
Xarunta Wasaarada qoyska iyo Hoolka shirarka ee Ururada haweenka Magaalada Garoowe ayaa Maanta siyaabo kala duwan uga dheceen Munaasibado kala gedisan oo Haweenka iyo Fanaaniinta somaliyeed ee Puntland ay ku soo bandhigeen Munaasibadahan kelmaad ku aadan iyo weliba damashaad ay Haweenku maalintan dareenkooda ku wayn ku muujinayaan.
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Shabeelada hoose:-Magaalada kismaayo ayaa waxaa laga xusay iyadan Wasaarada haweenka iyo dhalaanka oo ay Haween badan ka muujiyeen waxyaabaha haweenka iyo dhaqanka la xiriira.
:-Magaalada kismaayo ayaa waxaa laga xusay iyadan Wasaarada haweenka iyo dhalaanka oo ay Haween badan ka muujiyeen waxyaabaha haweenka iyo dhaqanka la xiriira.
Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag:-Ceerigaabo Xarunta Gobolka sanaag oo xiligan aad u qabow ayaa sidoo kale waxaa laga daramayey saaka ilamaa maanta gelinkii hore duhurnimadii Dhaq dhaqaaqa maalintan ay ugu gogol xaadhayeen haweenku iyadoo Xarumaha maamulka iyo masuuliyiintu ay munaasibadaha ka qaybgalayeen Maanta.
:-Ceerigaabo Xarunta Gobolka sanaag oo xiligan aad u qabow ayaa sidoo kale waxaa laga daramayey saaka ilamaa maanta gelinkii hore duhurnimadii Dhaq dhaqaaqa maalintan ay ugu gogol xaadhayeen haweenku iyadoo Xarumaha maamulka iyo masuuliyiintu ay munaasibadaha ka qaybgalayeen Maanta.
Magaalada Laascaano ee Gobolka sool:- Magaala Madaxda Gobolka sool ayaa iyadana siwayn waxaa uga jirey Xuska 8maarso oo ay abwaano ,fanaaniin iyo weliba Majaajilaystaalbadan ay wadcaro ka dhegeen goobaha ay ka dhacayeen munaasibadugu isla markaasina ay dadku gaar ahaan haweenku muujinayeen dareen dheraada iyo ahmiyad ay intabadan maalintani u leedahay iyadooba layska garankaro Doorka Haweenka ee 8maarso.
Magaala Madaxda Gobolka sool ayaa iyadana siwayn waxaa uga jirey Xuska 8maarso oo ay abwaano ,fanaaniin iyo weliba Majaajilaystaalbadan ay wadcaro ka dhegeen goobaha ay ka dhacayeen munaasibadugu isla markaasina ay dadku gaar ahaan haweenku muujinayeen dareen dheraada iyo ahmiyad ay intabadan maalintani u leedahay iyadooba layska garankaro Doorka Haweenka ee 8maarso.
Magaalada Bosaso ee Xarunta G/Bari:-Xarunta dowlada hoose Ee Bosaso waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo saaka ay goobjoog ka ahayeen Maamulka degmada iyo kan gobolka oo guud ahaanba halkaasi ay ka kaga qaybgaleen Qaybaha kala duwan ee Ururada Haweenka iyo Fanaaniinta walaalaha gobolka Bari.
Xarunta dowlada hoose Ee Bosaso waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo saaka ay goobjoog ka ahayeen Maamulka degmada iyo kan gobolka oo guud ahaanba halkaasi ay ka kaga qaybgaleen Qaybaha kala duwan ee Ururada Haweenka iyo Fanaaniinta walaalaha gobolka Bari.
Maxamed Axmed Ciise
Sanaagpost/News Desk
No comments have been provided.