Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
Tababar lugu baranayey Xifada Ganacsiga oo Bosaso ugu soo geba geboobay 162Raday.
 Bosaso(SP): Tababarkan oo soconayey Mudo dhan 5cisho ah oo lugu baranayey Habka xifad ganacsiga loogu faaidaysankaro  (Busess TART UP TRAINING)ayaa Maanta  ay taariikhdu ahayd 8/3/2010 waxaa uu ku soo gebageboobay Xarunta Hay,adda Wadaniga ah ee TADAMUN SOCIAL SCAITY(TASS),

Waxaan xiritaankii siminaarkan ama aqoon iswaydaarsigan ka soo qayb galay Masuuliyiin badan oo ka kala socota dhinaca Maamulka dowlada Puntland iyo Madaxda sare ee Hay,addaha caalamiga ah oo arrintan siwayn u soo dhowayey.


Iyadoo ayadka quraanka lugu daahfuray xafladani ayaa waxaa Halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha hayada isla markaasina hadalka bilaabay Gudoomiyaha   Hay,adda Wadaniga ah ee TADAMUN SOCIAL SCAITY(TASS),Mudane C/laahi Shiikh Xasan Waxaana uu sheegay Gudoomiyuhu in barnaamijkan ay dhalinyaradani ka faaidaysatay uu yahay mid heer sare ah oo loo baahanyahay inay inbadan ku fahmaan arrimaha ganacsiga.


 Prof Axmed Barre oo ka mida barasha Bixinayey Siminaarkani ayaa sheegay inay inbadan dhalinyadu haatan fahansantajay Muwduuca wax iibka iyo Ideayada ama Fikirka ay ku hanankaraan Ganacsigooda guud.


Waxaa Fulisey Hay,adda Tadamun  waxaana Barnaamijkan maalgalintiisa dowlada japan waxayna hayadaasi u soo marsiiyey hayada shaqaalaha aduunka  Ama Ururwaynaha Shaqad caalamka eeInternotinal Lobour OrganiZation ( ILO) waxayna hayadaasi u soo marsiiyey UNCEF.


Qaar ka mida dhalinyarada ayaa dareenkooda ku aadan ganacsiga saxaafada uga waramay iyadoo Waraysi gooni gooni ay la yesheen qaar ka mida Idaacadaha iyo Telefisiyonada Ka howlgala Gudaha Maamulka Dowlada Pontland,


Waxaa ugu damayntii Abaalmarino la gudoonsiiyey 162Haween iyo rag ah oo uu soo afjarmay Aqoon iswaydaarsigani iyadoo ay Dhinaca Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland Xarunteedana Galabta cutub kale Xaflad loogu qabtay oo aqoon iswaydaarsi caynkan ah uu usoo gebageboobay.


Waxaa xusub Mudan in sanadii 1992 ay Hay,adda Tadamun samaysay aqoon iswaydaarsi ama tababar ay u fidisay laamaha bushada ee cafimaadka iyo Weliba Xaalado la Xiriira dhinaca Human Rightska ama bini aadamnimada.


Daawo Sawirada




Maxamed Axmed Ciise


Bosaso-Puntland


geedi7@hotmail.com











No comments have been provided.

 Magacaaga:

 Halka aad joogtid:

 Fariinta:

 
 

Home Bogga hore aad print Daabaco Mail U dir saaxiibkaa
     
Contact us : webmaster@sanaagpost.com
         or sanaagpost@hotmail.com
  Warar
Maamulka dugsiga Al-Furqaan Oo Kulan U Qabtay Ardaydii hore Uga Qalin Jebisey Dugsiga Sare Ee Al-Furqaan Ee Jaamacadaha Wax Ka Barata. + Sawiro    07 Sep 2010
Mdaxweynaha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya    06 Sep 2010
Wasiirka Dastuurka Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxweyna Iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya    05 Sep 2010
Huteel Juba Bosaso oo Xariga Caawa laga jaray dhisme cusub oo dhulka hoostiisa ahDaawo Sawirada    04 Sep 2010
Xarakada Alshabaab Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan    04 Sep 2010
Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay    04 Sep 2010
Culimada Ahlusuna Wajamaaca Oo Canbaareeyey Dagaalada Ka Socda Magaalada Muqdisho Bisha Barakysan Ee Ramadaan    03 Sep 2010
Ururka Midowga Yurub Oo Ugu Deeqay Malaayin Lacagta EURO Ah Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya    02 Sep 2010
Shir Looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya Oo Ka Socda Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia    02 Sep 2010
Booliska Bosaso oo Maalintii 2aad Howlgal kawada gudaha Magaalada Bosaso dadna xabsiga u taxabay    30 Aug 2010
iska hor imaad u dheexaya ciidamada PL iyo Ciidanka Atam oo ka dhacay Galgala Maanta    30 Aug 2010
Ganacsade Hadh Tuulo Waa Mihiim in Dalka iyo Bulshada La Harumariyo    30 Aug 2010
Tuulada Camaare ee Degmada Bacaadwayn ee Gobolka Mudug oo Saaka degan    29 Aug 2010
Xaflad Loogu Gogol Xaarayey Asaaska Jaamacada Maakhir University Oo Ka Dhacday Huteel Juba Ee Boosaaso+Sawiro    28 Aug 2010
Ururka Alshabaab Oo Sheegay In Goobaha Ay Ka Arimiyaan Cid Aan Iyaga Ahayn Lasiin Karin Sakaatul Fidriga    28 Aug 2010
Qorshe Hawleedka Gobollada Sanaag iyo Hayland-- Ayaaha Mustaqbalka dhow.    28 Aug 2010
Magaalada Muqdisho Oo Dagaalo Xoogani Ka socdaan Iyo Khasaara Laxaadle Oo Soo Gaadhay Dad Badan Oo Shacab Ah    27 Aug 2010
Dwalda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Dawlada Soomaliya Taageero Milateri La Barbar Istaagi Doonto    26 Aug 2010
Dagaal Maalintii 3aad Ka Socda Muqdisho    25 Aug 2010
Xildhibaan Is Casilay, Madaxweyne Shariifna Ugu Baaqay Inuu Jagada Baneeyo    25 Aug 2010
Sharma’arke “Shacabku Waa Inay La Dagaalamaan Kooxda Shabaabka.”    25 Aug 2010
Midawga Afrika Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daad Guraynaya Soomaaliya Iyo Kooxa Mucaaradka Ah Oo Aan Weli Ka Hadlin    24 Aug 2010
In Ka Badan Labaatan Xildhibaan Oo Kooxo Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho    24 Aug 2010
Kenya Oo Qabatay Muhaajiriin Soomaali ah & Muqalasiintii Waday (Warbixin).    23 Aug 2010
Boliiska Dowladda KMG Oo Su’aalo Waydiinaya Sarkaal Shabaab ah Oo ay Qabteen    23 Aug 2010