Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Bari oo la shiraya hay'addaha Calamiga ah.

Boosaaso(SP): Gudoomiyaha cusub ee Gobolkan Bari Shiir Cabdi Xaafid ayaa la shiraya Maanta qaybaha kaladuwan ee Madaxda Hay,addaha ka shaqaynaya gobolka,iyadoo uu kulan balaadhan kula qaatay maanta xarunta Gobolka Xafiiska ay ku leeyihiin Wakiilada Hay,addaha UNTu.


Lama yaqaan waxa ay kawada hadlayaan Masuuliyiinta dhinaca Hay,addaha caalamiga ah Lakiin warar hoose oo ka soo baxaya xafiiska xoghaynta Gudoomiyaha cusub ayaa sheegay inay kawada tashanayaan Maamulka iyo Hay,adduhu habka ugu macquulsan ee ay kuwada shaqayndonaan mustaqbalka dhow iyo kan fogba.


Shiikh Cabdi Xaafid Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Bari ayaa sidoo kale ku baaqay inuu shareecada islaamka ah ku dhaqidoono shacabka gobolka Bari isgaoo intaasi sii raaciyey inaysan dadku u kala takoornan doonin ama aan la arki doonin  wax baadil ah oo ay ka soo cowdaan bulshada reer Bosaso.


Maxamed Axmed Ciise


Sanaagpost News Desk/Puntland

 



 


 


2 Comment(s)

siciid nugaal   ibnunugaal11@hotmail.com

9:00am on Sunday, March 7th, 2010

waxaan uhanbalyeynayaa gudoomiyaha G/bari sh c/xaafid cali waxaane aad usoo dhoweynaya sida wanaagsan oo uu shacabka iyo xilka loodoortay sida uu ula tacaalaayoo,taas ooo umuuqata howlgal naajix ah sida aan aaminsanahay .shacabkana waxaan ka rajaynayaa in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan gudoomiyaha waayo magudankaro hadaan shacabka uu san galsooni iyo lashaqayn wacan.
taas hadii ahay hirgasho waxaa ladhihi karaa c/xaafid waxbuu bedelikaraa si fudud.

dalmar   boosaaso

8:38am on Sunday, March 7th, 2010

waxaan u malaynayaa in goblka bari uu wax weyn ka badali doono

 Magacaaga:

 Halka aad joogtid:

 Fariinta:

 
 

Home Bogga hore aad print Daabaco Mail U dir saaxiibkaa
     
Contact us : webmaster@sanaagpost.com
         or sanaagpost@hotmail.com
  Warar
Maamulka dugsiga Al-Furqaan Oo Kulan U Qabtay Ardaydii hore Uga Qalin Jebisey Dugsiga Sare Ee Al-Furqaan Ee Jaamacadaha Wax Ka Barata. + Sawiro    07 Sep 2010
Mdaxweynaha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya    06 Sep 2010
Wasiirka Dastuurka Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxweyna Iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya    05 Sep 2010
Huteel Juba Bosaso oo Xariga Caawa laga jaray dhisme cusub oo dhulka hoostiisa ahDaawo Sawirada    04 Sep 2010
Xarakada Alshabaab Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan    04 Sep 2010
Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay    04 Sep 2010
Culimada Ahlusuna Wajamaaca Oo Canbaareeyey Dagaalada Ka Socda Magaalada Muqdisho Bisha Barakysan Ee Ramadaan    03 Sep 2010
Ururka Midowga Yurub Oo Ugu Deeqay Malaayin Lacagta EURO Ah Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya    02 Sep 2010
Shir Looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya Oo Ka Socda Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia    02 Sep 2010
Booliska Bosaso oo Maalintii 2aad Howlgal kawada gudaha Magaalada Bosaso dadna xabsiga u taxabay    30 Aug 2010
iska hor imaad u dheexaya ciidamada PL iyo Ciidanka Atam oo ka dhacay Galgala Maanta    30 Aug 2010
Ganacsade Hadh Tuulo Waa Mihiim in Dalka iyo Bulshada La Harumariyo    30 Aug 2010
Tuulada Camaare ee Degmada Bacaadwayn ee Gobolka Mudug oo Saaka degan    29 Aug 2010
Xaflad Loogu Gogol Xaarayey Asaaska Jaamacada Maakhir University Oo Ka Dhacday Huteel Juba Ee Boosaaso+Sawiro    28 Aug 2010
Ururka Alshabaab Oo Sheegay In Goobaha Ay Ka Arimiyaan Cid Aan Iyaga Ahayn Lasiin Karin Sakaatul Fidriga    28 Aug 2010
Qorshe Hawleedka Gobollada Sanaag iyo Hayland-- Ayaaha Mustaqbalka dhow.    28 Aug 2010
Magaalada Muqdisho Oo Dagaalo Xoogani Ka socdaan Iyo Khasaara Laxaadle Oo Soo Gaadhay Dad Badan Oo Shacab Ah    27 Aug 2010
Dwalda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Dawlada Soomaliya Taageero Milateri La Barbar Istaagi Doonto    26 Aug 2010
Dagaal Maalintii 3aad Ka Socda Muqdisho    25 Aug 2010
Xildhibaan Is Casilay, Madaxweyne Shariifna Ugu Baaqay Inuu Jagada Baneeyo    25 Aug 2010
Sharma’arke “Shacabku Waa Inay La Dagaalamaan Kooxda Shabaabka.”    25 Aug 2010
Midawga Afrika Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daad Guraynaya Soomaaliya Iyo Kooxa Mucaaradka Ah Oo Aan Weli Ka Hadlin    24 Aug 2010
In Ka Badan Labaatan Xildhibaan Oo Kooxo Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho    24 Aug 2010
Kenya Oo Qabatay Muhaajiriin Soomaali ah & Muqalasiintii Waday (Warbixin).    23 Aug 2010
Boliiska Dowladda KMG Oo Su’aalo Waydiinaya Sarkaal Shabaab ah Oo ay Qabteen    23 Aug 2010