Birmingham(SP): Hadaanu nahay Jaaliyadaha Gobolka Sanaag ee ku sugan Europe, North America, Asia, Africa & Pacific waxaanu halakan ka cambaaraynaynaa Arintii Foosha Xumayd ee ka dhacay Magaalo Madaxda Badhan, iyo wararka naxdinta leh ee ay tebinayaan wargeysyada kasoo baxa Magaalda Hargeysa.
taasoo ujeedada loo qabtay ay ahayd mid khaldan iyadoo weliba dadkii koobnaa ee ka qaybgalay sidaynu ka daawanay Universal TV ay ahaayeen dad war maqabto ah loona sheegay in Riig Biyood loo qodayo, Balse ujeedada ka danbaysaa ay tahay Mashruuc siyaasadaysan oo khaldan oo laga soo agaasimay Magaalada Hargaysa ee Xarunta Ururka SNM, qorshahaas oo u jeedadiisu tahay si loola wareego Gobolka loona barakiciyo dadka Bulshada Reer Sanaag oo ka badbaaday dagaaladii sokeeye ee dhidibada u fujiyey xasiloonidii iyo Dawladnimadii Dalka Soomaaliya.
Waxaynu wada ogsoon nahay sanaadiiqdii la keenay hadaaftimo badhtamihii 90dii cidii keentay iyo khasaarahii ka dhashay iyo dadkii qaaliga ahaa ee birmageydada ahaa ee inooga dhintay, waxaanu dareenkayaga ku muujinaynaa inaanu gudaha iyo debadaba ka soo horjeedno in wadanka lagu gato shilimaad lacag ah, cidii arintan ku dhawaaqdayna waxaanu leenahay arintani idinka ayay gaar idiin tahay kana waantooba inaad Dalka & Dadkaba kusoo hogaamisaan cadaw soo jireen ah.
Dadka reer Sanaagna waxaanu leenahay waa in la qabanqaabiyaa shir looga arinsanayo khataraha ay wataan dad gaar ahi islamarkaana laga arinsado waxii laga yeeli lahaa dadkaas warbaahinta ka hadlay ee wata mashruuca Hargaysa looga soo dhiibay.
Mudanayaal iyo Marwooyin waxaanu aad iyo aad uga xunahay hadaanu nahay Aqoonyahanada, indheergaradka, dhalinyarada, ururada Bulshada, Ururada Haweenka ee Jaaliyadaha dibada ee Gobolka Sanaag in qoraal dhiilo xanbaarsan lagu soo qoray Wargesyka Haatuf ee xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa ee Xarunta ururka SNM, qoraalkaas oo ah mid lagu waxyeelaynayo karaamada Bulshada Reer Sanaag, keenina kara cidhib xumo aan weligeed hadhin.
Waxaanu dhamaan Beelaha, Isimada, Cuqaasha, Waxgardaka, Ururada Bulsha, Ururada Dhalinyarada, Culumaa'udiinka, Ciidamada Qalabkasida, usoo jeedinaynaa in ay qaadaan talaabo kasta oo ay kaga hortegayaan arintan hadoodilan ee xanbaarsan siyaasada guracan ee gooni goosadka ah.
Haddaanu nahay Jaaliyadaha Dibada Waxaanu soo Jeedinaynaa in sida ugu dhakhsaha badan la isugu yimaado shirweyne ku dhaca khadka telephone " TELEPHONE CONFERENCE", shirkaas oo ay kasoo qayb galaan dhamaan Bulshada Reer Sanaag Gudaha iyo Dibadaba.
Waxaanu talo kusoo Jeedinaynaa hadaanu nahay aqoonyahanada iyo wax garadka Jaaliyada Dibada inaan aayatiinka Ummada aan lagu eegin nin iyo laba u xaglinaya Danahooda Gaarka ah.
Halkan hoose ka eeg Qoraalkii lagu soo Daabacay Wargeyska Haatuf ee kasoo baxa magaalada Hargeysa ee xarunta ururka SNM.
http://www.haatuf.net/2009files/15855.html
Jaaliyadaha Sanaag ee Dibada
C/rashiid Yuusuf Jibriil Cawl
Madaxa Jaaliyada Birmingham
England, UK
siciid sanaag | 4:26am on Monday, July 19th, 2010 |
walaalyaal waxaaasi waa maalayacani ha ku wererin ka feker si adaad gobl kiin u horin marin lahaaaday |
taliye uk | 6:49pm on Friday, June 11th, 2010 |
waxay somalidu ku maahmahdaa dameerkaan saran ahay dhusadiisu maxay iga taraysaa waar hadii la idinka ad kaday is dhiiba sanaagna ma lihidine been ha ku nolanina |
Ali yare london | 7:57pm on Friday, April 30th, 2010 |
dayaxoo ka soo kacay hogiisii, hilaac lasocda oo hogaano wata, hobaan ka bislaatay howd sare, higtiisa baarqab hoobal ah
haadki kacay keenay hoosiis hebla iyo hebla iyo hebla hiil ka sugimaayo
hankaygu ka weyn hinaasaha, waa jacayl ku socda walaalahay reer sool sanaag iyo togdheer. |
Ali Yare London | 7:28pm on Friday, April 30th, 2010 |
dabbaad hurin habeen iyo dharaar holaxyadaad oogi halna kuma helaysid ee dadkaad ku hawireysaaye hoosiisku waa qaadi jiray belo hugmaysaa, waa taa hilaaci u baxay haatufka ahaayeb
salaan carebey, |
kk maskax wacan | 2:24pm on Sunday, April 25th, 2010 |
waad mahad santahay sida fiican ee aadula talisay dariska dantoda mayaqaanane aduunyadu way ka horu martay qabyaalad |
Maskaxwacan London Uk | 9:17am on Sunday, April 25th, 2010 |
Horta dadka isku dira walaalaha maxay ka fa'iidaan? anigu waxaan odhan lahaa dadka reer somaliland ee dega bariga sida dhulbahante iyo warsangeli waxaa idin huran in aad dadkiina iyo dalkiina wax la qabsataan oo is wada caawino. > cay, qabyaalad iyo dagaal waxba ma taraan e shaydaanka iska naara, wax xuna iska joojiya oo horimar iyo danta eega, halgangii SNM wuu dhamaaday ee iska ilaawa sidaasaa inoo balan ah. |
taada wado u s a | 3:07pm on Wednesday, April 21st, 2010 |
somaliland anigu waxaan u aqaannaa soomaali ka carar daarood ka carar iyo islaannimo ka carar marka dadka sifahaas leh diinta islaamka iyo caqliga saliimka ahi waxay ku tusinayaan inuu yahay cadowgaaga laakiin qofka jaahilka ah ma garan karo midda kale dadkii qurbaha joogey nin weliba gurigiisa ayuu dhistay innaguna waa inaan waddankeenna dhissannaa iskuna wacyi gelinnaa adduunkana waxaa iila maangaabsan qofka warsengeli ama dhulbahante ee sima s n m iyo puntland ama hargeysa iyo boosaaso guul horumar iyo wadashaqayn baan isku ognahay |
gurac sweden | 3:04pm on Tuesday, April 6th, 2010 |
hadaan wax idinku kordhiyo waxan qayla ah iska ilooba cidi waxba idinka waydiin mayso arinta dhulka somaliland ee dawlada dhinac ka raaca way dhaqaaqday cidn aloo joojin mayo |
cabdi sweden | 3:00pm on Tuesday, April 6th, 2010 |
sa ku wiinan qudhunka ahi ee waa lana wasaayaa waalana laynayaa waar wax iska dhiciya sida dumarka heblaaya heestay oo waxay tidhi libdhi mayso laascaanood rag ayaa ka taliya laascaanood ee wax iska celiya mskax ayey idinku haystaan dugaag yahhow |
khadar ali sweden | 12:38pm on Tuesday, April 6th, 2010 |
hadal badan iyo cay iyo af lagaado wax qow miaydi ku hadasho maaha salaadiintana hala ixtiraamo dawladana dhinac karaaca sidanaan ahaan jirnay hada maxaa tahay ayaa ka horaysa dawlada adeeca snm idinma talinaysee jamhuuriyada ka mid tihiine wax la qabsada |
yaasiin m.Ismail USA | 10:54am on Friday, March 19th, 2010 |
waxaan aad ula yaabanahey sababta warbaahinta soomaalidu aaney u siin magaca ay leeyihiin ama yihiin kooxaha qarankeenii dumiyey isla markaana xasuuqa baahsan u geystey sida SNM,SSDF,USC,iyo kuwa kale, magacooda oo ah argagixiso.
|
yaasiin m.Ismail USA | 10:54am on Friday, March 19th, 2010 |
waxaan aad ula yaabanahey sababta warbaahinta soomaalidu aaney u siin magaca ay leeyihiin ama yihiin kooxaha qarankeenii dumiyey isla markaana xasuuqa baahsan u geystey sida SNM,SSDF,USC,iyo kuwa kale, magacooda oo ah argagixiso.
|
wiil mudug minneapolis usa | 4:56am on Sunday, March 14th, 2010 |
anigu shakhsi ahaan waxba uma arko -aritaan la buunbuuninayo sababtoo ah warsangali ma aha dhulbahantoo kale |
GABDHAHA REER SANAAG SANAAG | 6:07am on Wednesday, March 10th, 2010 |
SULDAANKU CAY MALEH HADII UU SL AADANNA CEEB MALEH OO DADKIISAA GABAY HADDII AAD AMAAN SIIN LAHAYDEEN MA UU DHAAAQEEN EE HADEER MAJEERTEEN OO DILKA KU XUKUMI YAAAN WARSANGELI IYO IIDOOR LACAGSIINAYA BUU KALA DOORTAYE SULDAANKA VISE HORTA MAR U SAMEEYA OO KAXEEYA OO DIBADDA SOO MARIYA OO SOO WAANIYA WAA NIN YARE OO QIIMEEYA EYBINA YAANAY XAMAN EYBINA YAANAY HADEER ROORINE !!!!!!!!!!!!!!!! |
GABDHA SANAAG SANAAG | 6:03am on Wednesday, March 10th, 2010 |
WAXAAN AAD UGA XUMAHAY NIMANKA WARSENGALI LABA WAX WAR WAAD OGAYDEEN TII AANNU KA DHIGNAY SANADKII 2008 MARKII AY DAMCEEN IN XOOG LAGU ABSADDO BALSE MAXAA ABAAL RAGU NOOGA DHIGAY !!!!!!!!!!
|
Makhiri Badhan | 10:26pm on Saturday, March 6th, 2010 |
Assalaamu calaykum ,,, rag baa ilaah inaka dhigay jira oo taariikh lahaaye ma maantaan dad shalay soo baxay oo colaadeena ku soo baxay hoos tegi karnaa fadlan aan ka hor yagno oo waa waajib jihaadkuye mark agurigaaga iyo maatadaada lagugu soo wareeraro marka hala jihaado hana lays daafaco ..... dadka wa xmayaqaanka ahna halays ka qabto ... SNM meel aan wax ku wadaagney garan maayo cidii wadataa iaydaa sheegeysa malaha waa dad 93 kii kadib dhashay oo aan war hayn baan qiyaasayaa lakin uyagaa war helayaa waayo maantaba uyagaa ku abtirsadaa qabaa ilka somalia marka ladhoho ugu weyn ee dalka 18 gobol 9 uyaga leh baa waxa ku qoron wergeyska beesha sanaag bari bal liidnimad aintaa le eg eega marka anigu cidna ka yeeli meyno in aanu qaadano cad quudheed anagoon ilaah nabadin marka nin ilaah kaa sareysiiyey in aad hoos tagtid waxan fialyaa nimacada ilaah baad ku caasiyowdey , marka hala fekero hana la xishoodo ciqliyan haloo fekero .. |
hadan uk | 7:12pm on Friday, March 5th, 2010 |
waa yaab |
runtaa fiican Location unknown | 10:41am on Friday, March 5th, 2010 |
waa la ogyahay tafatiraha waxuu yahay waana la yaqanaa sida loola xisaabtamayo iyo halka la marindoono
waa beenaale dad cay ah |
m hassan uk | 10:38am on Friday, March 5th, 2010 |
waar waxaad tahay duli ilaa duli waxuu yahay aan la gaRANAYNIN
adiga iyo dhilada hana sheeganaysa
waxaad ti hiin isku mid ha masaxin comment waxaad tahay waa la ogyahay aabaha budhcad badaeeda |
hana Location unknown | 11:16am on Tuesday, March 2nd, 2010 |
war haraacina wacelka iidoor eesoomali raca warsengaliyow waad aragtaan sool hunguri yuuniqaadin mahan dowlad waa wecel iidoor waxba kumadheera eesooraca soomaliween |
RUNTAA FICAN Location unknown | 11:06am on Sunday, February 28th, 2010 |
NINKAAN WAA MUJAHID MID CAAYA IYO MID AMAANABA WAA RAG XALAALA OO GOBA TAFAFTIRAHA SPOST GEESI GOBA GUULAYSO INAADEER |
mizz somaliland Location unknown | 10:32am on Sunday, February 28th, 2010 |
faqash ila faqash xudduda sl waanu soo xidhin ama anu isu kii isticmaalo ama aan idin sanduleeynee |
Mohamed Location unknown | 8:08am on Sunday, February 28th, 2010 |
Dhulkan kumanaan awooyaal ah ayaa u goay inaan cid kale xukumin ka sokow ilaaha qaadirka ah iyo Warsengeli. Hase iloobina sida ay gunimo u tahay in dhulkan cid kale u qabsato ayey gunimo wayn equally u tahay in Suldanka 27aad la caayo. Runtii ninkaan arkay doqon ayuunbaa iyo nin aan rag aqoon oo isagu wuxun iska raba ayaa ku qaldama.
Wa lisaldantihi xiftihi wa ricaayatihi. |
Maxamed Dubai | 6:56am on Sunday, February 28th, 2010 |
S/C..
Inta goori goor tahay ,aan iska hor taagno sanaaduuqda la sheegayo..Ragga la socda hawshaasna ha loo caqli celiyo , riig biyo ah wax karaamada la iskaga qaado mahe..oo weliba aanla hubin , wax lagu qoslo waxa ah warka haatif ka qoray mandaqad xadaaraddeedu aad u fog tahay , oo magac weyn ku leh geyiga ,ugu yaraan woqooyiga somaaliya..wax ninkii in yar dhiig leh uu ka damqanayo weeye ,in haraadka soo noqnoqonaya ee magaala madaxda reerka ay snm wax ka qabanayso..kkkk dee Hargeysa may ka haqab tiraan kuwa haraadka ugu goosanaya...kkk iyagaa xaq u leh oo ay is yihiin..sida la sheegay hal nin oo reerka ah ayaa toban ceel ka samayn kara ee karaamada yaan la iska qadin ..wasalaam |
mudug Location unknown | 5:17am on Sunday, February 28th, 2010 |
warsengeli maaha sida reer sool waana iska qabanayaan kii ka waasha ninkii waasha tolkiis baa u miyir qaba,kuwaan leh biyoo baa na siin waa dhimanayaa dhareerka looma cuno , hadii dhimanayso dhareerka laiska duwaa kkkk horta biyop macaan miyaa hartiga lagu soo galaa laascaanoodna biyoo macaan bay ku maqantahay mana helin weli ceel biyo macaan maxaa ka dameeeyn fiidkii in la sexiyo mar daarood oo bandooh lagu soo rogo laaskay ka dhacday waana aargoosi badhan xarig iyo xakamayn ha isu keenina ka tashada aayhiina |
gal dogob Location unknown | 5:10am on Sunday, February 28th, 2010 |
hartigii waa gumeebeen haday snm isu dhiib isugu faaneen war dawladi ma jirtee snm weey idin gumeeyn |
dhahareed bosaso | 5:08am on Sunday, February 28th, 2010 |
madaxtooyada hargeeysa ninkii keeni waaya gobolkiisa waa ka banaanaka . xaabsade baa u faanay kan suldaanka ah ee ha loo caqli celiyo .in xaabsde tolkiis gumeyey laascaanoodna waan wada aragnaa . badhan sida laaska ilahay kama dhigo xaabsade waxb ha ku dayan cii l uun buu faa iide |
dhahareed bosaso | 5:08am on Sunday, February 28th, 2010 |
madaxtooyada hargeeysa ninkii keeni waaya gobolkiisa waa ka banaanaka . xaabsade baa u faanay kan suldaanka ah ee ha loo caqli celiyo .in xaabsde tolkiis gumeyey laascaanoodna waan wada aragnaa . badhan sida laaska ilahay kama dhigo xaabsade waxb ha ku dayan cii l uun buu faa iide |
garad said yey swedan | 5:49am on Thursday, February 25th, 2010 |
scw walalayalow ilaahay ka cabsada oo hadal xumada iska daaya hada kor waxaa ku qoran waxyaabo badan oo laga wus wuso e hadalka hagajista xataa qayb ayaa saladiinta wax ka sheegaya tankale rer sanaag waa dad qaran ah oo dhinac walba oo aduunka h udareeri kara maha dad puntland iyo somalilnd meel ugu xidh xidhan
|
Warfaa Kismaayo | 8:02am on Wednesday, February 24th, 2010 |
Warsangeli waa inuu iska dhiciyaa Iidoorka ku soo duulay dalkooda
Warfaa Ogaadeen |
Mohamed Location unknown | 7:47am on Wednesday, February 24th, 2010 |
Malaha wax ethics ama akhlaaq kuwa Suldaanka caayaya. Bal dulli yahow adhiga raaca ahi, maad talo fican keentid inta aad Suldanka Caayaysid.
Dhulkeena inaga ayaa iska leh, fulaynimo ku dishay ee maxaad difaaci kartaa akhlaaqba ma lihid. Bal eeg kelmadaha aad isticmaashay, waa hubaal inaad guri xun ku kortid, ama aad tahay caasi dhintay beri hore. Maxaad qaban kartaa, adigii ayaanba rabaysnayn oo bilaa akhlaaq ah. Ma ogtahay inaad Suldanku head of state yahay, oo uu meeshu rabo tegi karo? Maantana Hargeisa, beritona waa Garowe. Miyaad la hadashay, ama waraysatay mise waad iska hadaaqaysaa? Waxaa la yiri qofkaan taarikh hore lahayni mid joogtana ma laha, ma ogtahay in Ilma Garad Awl Berbera Joogeen 1902? Ma magac ayaa inooga xumaday? Dhulka Warsengeli waa dhul Warsengeli. That is it. Bal cayda iyo afxumada ayaan kugu haystaa duliyohow saaqidka ahi.
|
sanaagman malaysia | 4:52am on Wednesday, February 24th, 2010 |
waxan salamayaa cabdirashiid waamuwaadin xalal ah oo aan idor aabihiina qaawin aabihiina qalwo galin aabihiina xidhxidhin oo mujaahid ah wadankiisana u dadaalayaa in la taageerona mudan cabdirashiid noolow ayaan leeyahay mawaadin ayaad tahaye ninkan ina cabdisalana ha layska qabto qabaaisha sanaag qaybtood waa hore ayay fahmeen ninkan oo ogaadeen inuu yahay calol u shaqaystayaal hadana walalyaalinta ninkan wali u duurbaanka tumaysa waa inay ogadaan inau ninkani ahayn suldaan ee uu yahay hadba meesha uu xoogaa ka helayo shalay puntland ayuu joogay hada somalinad sanaaduuqdeedii ha la keeno ayuu leeyahay ma nin walanbaa mise iroor ayaa falay oo waa nin sixran ilahay ha hanuuniyo kolay waa dhuuni qaataye |
maakhir dubai | 4:46am on Wednesday, February 24th, 2010 |
waxan leeyahay dadka xalasha ah ee reer sanaag oo aabayaashood idoor marna qaawin warna xidhxidhin marna qalwo loo hoyn oo dhiigooda u huray sidii wadanka loo difaaci lahaa oo ku dhintay wadankan dad ayaa u dhintay oo dhiigooda u daadiyay ciyaar in ragii lagu jabiyay loogu wareejiyo suurtagal marna noqon mayso inta nin damiirle joogo sanaag waxana leeyahay mujaahidiintii u dhimatay waajibkiinii waa gudateen lakiin calooshood u shaqaystayaal ayaa idinka danbeeyay waxanse la yabanahay ninkan suldaanka sheegayanaya ma nin walan baa ma nin la sixray baa idoor jecelaa tolay maxay ku sameeyeen ilahay ha hanuuniyo ninkani suldaana mahee waa calooshii u shayaysataye |
sharaf birmingham | 5:57pm on Tuesday, February 23rd, 2010 |
cabdirashiid warkaaga adiga waa haynaa in aad tahay qaadhaan diid waliba ku kacay falal badan oo islaanimada ka dhan ah.. marka belaayada aad ka doonayso Salaadiinta iyo waxgaradka waad heli , tan kale waar Ilaahay halaga baqo oo waayeelka hala dhaafo...wiilkaa foosha xun baan sheegaya Badhida wayn.. birminghamna waynu isku ogaynahaye
salaan dhamaan |
Wiil Gaashaanbuureed Buraan | 12:55pm on Tuesday, February 23rd, 2010 |
Wiil dhahareedow nimanka allsanaag iyo sanaag post qora inaad afka la soo gashid ood ku sheegtid budhcad badeed somaliland na raga wata aad amaantid daciifnimadada ayay tilmaami. Adoo dhahar jooga bal maxaa kaa galay Somland ood gacmaha ugu hoorsan. Raga aflagaadada ka daa oo dib isugu noqo waa baahanahay bakhtiga looma cunee. Adigu wax qabso iidoor wax haka sugine. |
maxamed badhan | 8:47am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
as/c
dhamaan mudanayaal iyo marwooyinka cayda iyo maaga gefka iyo xumaanta isu quurayoony waan idin salaamay
bacda salaan ilaahay ka cabsada ninkii nin doonaya inuu wax ka sheego ama duro yuu caytamin ee feker macquula hala hadlo xaashe ilaahay ka cabsada xishooda iswalaalaysta waxaan aad ka hadlaysaan dani idiin kuma jirto aakhiradiina ilaashada isna nabad geliya dadkana nabad geliya |
maxamed badhan | 8:46am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
as/c
dhamaan mudanayaal iyo marwooyinka cayda iyo maaga gefka iyo xumaanta isu quurayoony waan idin salaamay
bacda salaan ilaahay ka cabsada ninkii nin doonaya inuu wax ka sheego ama duro yuu caytamin ee feker macquula hala hadlo xaashe ilaahay ka cabsada xishooda iswalaalaysta waxaan aad ka hadlaysaan dani idiin kuma jirto aakhiradiina ilaashada isna nabad geliya dadkana nabad geliya |
run sheeg buura cir u dhow | 8:03am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
hala xishooda waar yaadhaheen maxaad ku hadlaysaan .
kuwiina kan dadka dhintay hadal hayow ma aabayaashiin oo nool baad rabtaan inay raacaan dabadeedna aad ayidaan somaliland
naga daayaa cayaarta warsangelinimona beryaha hore yey bakhtiday .yaa wadani ah , ma dad cusub baa la beerayaa dal iyo debedba waa isu warhaynaaye,.
|
suldaan c/salaaan dhashiisii dubai | 7:00am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
war hedhe ina jibriiloww meel fariiso hawshana faraha kala bax comminesna haw samaysan in aabahayo la caayo orod soomaali wax anfacaysa samay |
sh wasaaye uk | 6:58am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
war wxaaan ku waydiiyay ninkaan xasan soomaali oo ka xishoon wayaaya qalabkii ina qoorsheel qalaab qaran maka xishoonayaa maxaan cunaa kow |
Dol-Almadow Dubai | 5:58am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
Noolow Abdirashiid ogow keligaa ma tahid dad badan OO weli sharaftii warsangelinimada ilaalinaya baa ku Raaacsan 100%
Bacda Salaam Abdirashiid waa Warsangeli xalaal ah runta ayuuna ka hadlay, kuwa meeshan difaacaya dhuuniqaatashaya waa dhashoodii iyo kuwa ay is ku maslaxad yihiin.
Qof kasta oo Warsangeli xalaal ah waa ogyahay iidor wuxu yahay!! waa baahanahay bakhtiga looma cuno! riigan aad iidorku iskaga gadaysan hal nin baa ku filan oo Warsangeli ah.
Badhan dadka u caaday xaraan ku naaxayaasha aad qarisay magacyadooda oo iidorku fuulen.
quote from Bahdan: Waa ayo kuwa badhan ka hadlyaan oo aynu wada garanaynaa
Warsangaliga inta ay aabayaashood idoorku laayeen ayaa ugu idoor jecel, mid aabhihiis la dilay( Ina wahaabi) mid aabihiis xero-adhi lagu qariyay( Garaad is ku sheega) oo ashkaash la saaray markay hadaaftimo soo galeen, mid walaalkiis la dilay, mid aabihiis dharka laga bixiyay( JIbriil Qaawanae) oo isagoo qaawan ceerigaabo lug uga soo baxay, mid aabihiis oo taliye ahaa alla haw naxariistee ninkii dilay aabihiis ee talaabo kusoo dhaweeyay halakan intuu aabihiis u aar gudi lahaa, walee waa lays yaqaanaa waxaa qaylinaya oo weli dhiigu ku sii jiraa intii aanay idoor is gaadhin.
Cajiiiiiiiiiiib, alla aduun macana daranaa!!!!!!!!!!!
waxaan leeyahay Noolow Mujaahid C/rashiid waxaad tahay full mujaahid adiga iyo inta kula fekerka ah
|
badhan badhan | 5:11am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
Warsangaliga inta ay aabayaashood idoorku laayeen ayaa ugu idoor jecel, mid aabhihiis la dilay mid aabihiis xero-adhi lagu qariyay oo ashkaash la saaray markay hadaaftimo soo galeen, mid walaalkiis la dilay, mid aabihiis dharka laga bixiyay oo isagoo qaawan ceerigaabo lug uga soo baxay, mid aabihiis oo taliye ahaa alla haw naxariistee ninkii dilay aabihiis ee talaabo kusoo dhaweeyay halakan intuu aabihiis u aar gudi lahaa, walee waa lays yaqaanaa waxaa qaylinaya oo weli dhiigu ku sii jiraa intii aanay idoor is gaadhin.
Cajiiiiiiiiiiib, alla aduun macana daranaa!!!!!!!!!!!
waxaan leeyahay Noolow Mujaahid C/rashiid waxaad tahay full mujaahid adiga iyo inta kula fekerka ah |
Timo Garowe | 4:52am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
War waa layaab mid dhahar sheegaty, mid Sanaag sheegtay iyo mid Damalla xagarre iyo Carmale sheegtay. Maxaad dhulka u sheeganaysaan maad magiciinna sheegataan? Ninna ma metelo kumana hadli karo meesha uu sheegtay.
Iidoor waxay isticmaaleen mada' (Principle) ku salaysan maahmaah Soomaaliyeed taas oo ah "Ninkii Warankaagu Galaa Weedhaadu Gashaa" bal fiiri kuwii ay dadkooda layeen baa ugu jecel Iidoorka.
Waxaa soo socta khatar weyn oo kasoo socota dhinaca Somaliland, kuna soo socota mustaqbalka dhow taas oo ah Doorashada Somaliland. ee Kulmiye iyo UCID iyo UDUB. |
wiil dhahareed swdene | 3:45am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
waxaan la yaabay boowe gabankan yare budhcadbadeeda ah oo dadkaii haraadanaa leh yaan riig loo qodin waxaanse u sheegayaa hadii uu arimaha uu ku jiro ka bixi waayo waa c/rashiide inaanu sheegi doono inuu hago budhcad badeeda oo uweliba diray siduu ugu turjami lahaa taftirihii alsanaag oo weli ku jira budhcadbadeeda isna halkan ayuu ka hagaa akoonkiisana waa la is ticmaalaa markaa boowe iska shaqayso oo dadka wax haloo qabtee ka daa guubaabada aad lee dahay burcadbadeeb noqda xasan iyo suldaankuba waa maahdsan yihiin wixii xilkooda ahaana waa garteen wixii waxtara dadkana welcome ayaanu leenahay |
Ahmed USA | 2:52am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
waxan u malynayaa waxa la soo gaadhey xilligii bulshada loo ifin lahaa in koox yaroo danaheeda maamulanaysi hadii ay hogaanka maakhir qabato ay taasi keeni karto in tuute shacabka lagu wareejiyo sidii horeba uga dhacday magaalda lascaanood,beeshani waa aarsi doon weligeedna snm marabi noqon mayso ileyn waa shabeele,kuwa u jaamaynaya maleeshiyada snm tuna ee wax qoraya amaba horgalayaasha u ahi waa raga fuleynimadu iba dhigatay oo naaqusnimaduna u sii dheer tahay,,, |
allmaakhir.com uk | 1:08am on Tuesday, February 23rd, 2010 |
haa wara xi shiido yaan laydin waali bal eega kii la haa wax baan u qabanayaa sanaag waxau tagay hargaysa waxaanu soo qaatay lacag waana kii la socday ilkajiir markaa waxba yaan lays wa reeri |
damala xagare uk | 11:18pm on Monday, February 22nd, 2010 |
alaaa kariin anaiga oo ku hadlaya magaalooyinka DAMALA XAGARE CARMAALE DHABAR DALOOL IYO CEERGAABO
waxaaan ka soo horjeedaa arinta badhan ka dhacday
sikastaba ha ahaatee SULDAANKA ISIMKA ISKU SHEEGAYA
OO HOGAAMINTIISII NOQOTAY INUU HUNGURI U RAADSADO HARGEISA
hadaba hadii magaca WARSANGELI lagu shaqaysanayo oo aan rabitaanka shacabka lagu shaqaynayn NIN kasti waa inuu qabo raadsadaa CIMAAMADNA samaystaa AMA waa in SULDAANKA DABAR LAGU XIDHAA arinkiisana laga shiraa WABILAHU TAWFIIQ |
damala xagare uk | 11:18pm on Monday, February 22nd, 2010 |
alaaa kariin anaiga oo ku hadlaya magaalooyinka DAMALA XAGARE CARMAALE DHABAR DALOOL IYO CEERGAABO
waxaaan ka soo horjeedaa arinta badhan ka dhacday
sikastaba ha ahaatee SULDAANKA ISIMKA ISKU SHEEGAYA
OO HOGAAMINTIISII NOQOTAY INUU HUNGURI U RAADSADO HARGEISA
hadaba hadii magaca WARSANGELI lagu shaqaysanayo oo aan rabitaanka shacabka lagu shaqaynayn NIN kasti waa inuu qabo raadsadaa CIMAAMADNA samaystaa AMA waa in SULDAANKA DABAR LAGU XIDHAA arinkiisana laga shiraa WABILAHU TAWFIIQ |
Oday sanaag Location unknown | 8:34pm on Monday, February 22nd, 2010 |
Waxaa Ah wax laga xumaado in rag waa weyn oo Allaah caqli siiyaya in eey abuurayaan Colaad iyo Baroor rerka eenu ka so jeedno e warsengali lagu ma aqoon in aay Cabaadaan oo meel kasta ka qeyliyaan, aniga badhan ayaan Joogaa ilmaderyaal dhib ma jirto cidna warsengali ma barakicin karto e ha ku dayanina Allsanaag iyo raga la fakar ka ah dhulka warsengali Waa xor, dadkana dhibta iyo abaaraha iyo biyo la aanta haysta meel kasta wax waa loga doonaya daasina mahaa macnaheedu in dhul la qabsatay Abdirishiid Yusuf adiga iyo raga kula fakar ah magac warsengali meel kaga dhicinana inader waxba magac ha ku doonana, In warsengali la barakicinayo waxana idin leeyahay iska daaya Baroorta iyo Fulaynimada iyo Kafka aad Internetka uga gafeeysaan rerdhan hadii aad wax wabsan weeysaan maha, aad wax kale ku mashquushaan iyo waa nala leenayaa kalaya dalka badhan kalay oo arka, bal waxad aad so qortan in eey jiran |
Mohamed Location unknown | 6:38pm on Monday, February 22nd, 2010 |
Degdegu ma ficna. Mushkilad aan jirin yeynaan abuurin. Suldanka talo waa lagu biirin kara, waxanna wax u sheegi kara tolkisa dhabta ah ee danaha gaarka ah aan wadan. Runtii Puntland dadka aadka ugu sheeqayaa ayaan safka hore kaga, jiraa lakin Warsengeli ma aha mooryaan, dadka maalinkasta qoraya cayda Suldanka cid dheg idin jalaqsinaysa ma jirto. Ilaa hadda dhul uu naga lumiyey iyo mid uu naga dayacay midna ma jiro. Markas baroortu orgiga ka wayn, hiil iyo hoo ayaan la dultaaganahay suldanka 27aad beesha Warsengeli.
war rag ma taqaanin waxan u egtihin dad jin ku dhacay oo iska hadaqaya ee la hadla walaadkii idin dhalay oo talo waydiiya iyo ducoba. Abdirashid waa nin journalist ah, isaguna wax credit ah ku siin maayo articlekan. Waayo waxa ka xiga hal telephone u diro Badhan.
Dadkii shalay wixii cay ah qoraan aanay weli qalalin wax ku darsigoodu iima muuqdo.
Waxa la yiri haddii uu taliyo nin aan talin jirin, ninkii talin jiray ayaa taga, taladu waxa weeye miyir iyo dhulkeena oo aynu wada ilaashano. In badan ayaa wax lagu cunay Suldanka ayaa sidas ah, sheekadas laysku baray, beeni raad ma laha. Dhulkii iyo dalkiba waa jogan. Maxad rabtaan oo kale?
|
karin quraanyo-hadaaftimo hadaaftimo | 6:09pm on Monday, February 22nd, 2010 |
kuwa taageeraya idoorka waan garanayaa waa habarjeclo qaatay magaceena waxaan leeyahay nooloow mujaahid c/rashiid cawl halkii maxamuud cali shire ayaad taagan tahay, maxamuud cali shire waa ka dhiidhiyay in dalka la iibsado waayo ingiriis & sayidkiiba waa ka diiday. viva C/rashiid |
Taageere Somaliland Badhan | 5:40pm on Monday, February 22nd, 2010 |
Somaliland ha noolaato, Puntland ha noolaato, Maakhir ha noolaato, ha noolaato wixii wax u qabanaya Warsangeli, Ha dhaco kuwa doonaya iney keligood wax cunaan sida ninka webkaan iska leh, kkk, lacagtii burcadaa gaartey baa la yiri e, kkk |
cali canada | 4:08pm on Monday, February 22nd, 2010 |
aad ayaan uga xumahay waxa la qorayo dadka waxan leeyahay reer makhir aayihiina ka tashada |
salaad uk | 4:06pm on Monday, February 22nd, 2010 |
waxan leenahay dadka reer sanaag dibad iyo gudo isku duubnaada inankan suldaanka sheeganayana iska qabta hadii kale walee sanaag waxay ku danbaynayasaa meel aan laga soo waaqsan |
xiingalool badhan | 3:30pm on Monday, February 22nd, 2010 |
aad ayaanu utaageersanahay somaliland wixii dalka wax u qabanaya ayaanu taageersanahay laakiin c/rashiidkan isku sheegaya inuu jaaliada birmingham gudoomiye u yahay waxa laga waayay lacagata qaadhaanka reerka miyuu ka hadli karaa arimihaha reerka iyo kuwa wax tarayaba somaliland viva |
sanaag man badhan pl somalia | 3:26pm on Monday, February 22nd, 2010 |
waxan hanbalyo u dirayaa dadka ka dhiidhiyey hadaaqa dirta waqooyi ay iska hadaaqeen waana wax aad looga xumaado runtii foolxumona ah in ummda reer maakhir sharaftooda meel looga dhoco oo caruurta idoor iska hadlaan waxan odhan lahaa ka waantooba waxas dadkiinana wax u qabta waar hargeysa maa ceel laga qodo iyadaa haraad loogu dhamaadee badhan idoor ma imaan karo kuwa magaca idoor huwan ee is qarinayana waa in maxkamad la soo tagaa waajibkoodana la mariyaa kkk waxan hanbalyo u dirayaa halyeyga c/rashiid jibriil cawl oo la odhan karo waa mujaahid good job bro halkaas ka wad howsha idoor ma haybsan karo dalkeena diyaar ayaan u nahay in aan difaacnee hadal badan haan ma buuxshee iskeena meesha ama joojiya hadalka aad xafadaha hargeysa ka soo qortaan |
garaad uk | 2:53pm on Monday, February 22nd, 2010 |
reer sanag waxaan la gudboon in aad raacdaan somaliland maxaa yeelay waad ogtihiin in putland waa qabil baa iska leh markaa waxaay iltahay suldaan sicid waa nin somaliland |
jamal Washington DC | 2:36pm on Monday, February 22nd, 2010 |
Waxaa la gudboon kooxdan yar ee muusanaabaysa inaad dadka iyo dalka Jamhuuriyada Somaliland Dhinac ka racaan. Maxaa yeelay Maynoorati wax la waydiinayaan jirin, |