banaandege usa | 12:46pm on Thursday, June 17th, 2010 |
saamiya waxaay noqon hablaha lagu sirmaayoo suxulduubka badanaa sirtuna ayku badantahay saaxiib garaadkoow sahalmaaha saamiya
sididdiida daayoo saadanbay inootahay |
banaandege usa | 12:38pm on Thursday, June 17th, 2010 |
salaan sare dhamaan dadwenaha dockasta kasoo gala mareegta sanaagpost waxaan idinleeyahay
sanaagpost magacaysidato & saday tahay waa kala fogyihiin meeshii waxay isubedeshey mareeg haanta ciyaarta lagu garaacdo waxaan ba is idhi waxaynu ku wacanahay heesaha dee maansoonyinkan dhacaaya waa kuwii qoor xadeed laga ciyaarijiray markaa adeerayaal webka halaydiin feeraariyee garaadka codsi weydiista waa siday aniga ilatahay |
m mooge Location unknown | 10:58am on Thursday, May 20th, 2010 |
waaw |
damala xagare somalia | 5:41pm on Tuesday, May 18th, 2010 |
salaan ka dib samiya usa inaadeer samiyooyika badan ee meesha isugu yimi waxay wada joogaan yurub iyo maraykan anna waxaan ku noolahay tuuladaydii markaa dee waanayba rabin nin afrika jooga gabdhaha qurbuhu waayo adba c/rashiid oo uk joogaad iskaga jartay hadaadse wax i ogol ii hayso isoo tilmaan adigaa inaadeertay ahe |
samiya usa | 12:40pm on Sunday, May 16th, 2010 |
salan dabadeed damale xagare indr haasaawihii wuu socdaa shekadiina wey socotaa ee bal samiyooyinkan badan ee soo galy mid gacanta qabso anigu abwan cabdirashiid baan gacanta qabsadee kk |
damala xagare somalia | 2:36pm on Tuesday, May 11th, 2010 |
salaan ka dib sheekadii macaanayd maxaa loo xidhay haasaawihii iyo isbarashadii mise waa waxii la sheegayey ee c/rashiid ayuun baa inoo laba codlaynayey xagee xaalkii ka xagal daacay mise gabdhihii kale ayaa laga xanaaqay ee soo galay bal arinkaa ha layga soo jawaabo |
samiya usa | 10:32am on Wednesday, April 21st, 2010 |
salaan dabadeed samiya scotland kuma fahmin sister ee maxaad ka hadlaysa warka bal balaari wabilaahi towfiiq |
Samiya Scotland | 3:07pm on Tuesday, April 20th, 2010 |
Samiyiyooyihinkaa badan
socotada warkoodii
Saaka nama cajabinine
maxaa sira qarsoonoo
dadka loo saldahaya
safihii jacaylkana
si xun bay u qateen
Usa na cebow
mar haday sidaa tahay
garashada sirtoodii
hadalada la so qorey
|
samiy usa | 3:36pm on Sunday, April 18th, 2010 |
asc geeldoora inder wan ku salamaya salan dabadeed waan akhriyey qoralkaaga danbe indr meeshu wa media cidina iskuma cadayso lakin abdirashid waan hayaa telefonkisa iyo e mail kisa halka ayaana kala xiriiri doona wabilaahi towfiiq |
geeldoora liverpool | 10:45am on Sunday, April 18th, 2010 |
sheekadatan socotee
saamiya dhisaysee
barbaartii is wada sudhay
aan lahayn sal iyo raad
sifeheedu waxuu yahay
usa da maqalaye
bal maxaa qarsoonoo
warkan lagu saldahayaa
sididiida waayeel
sacab timo leh weeyee
cabdiyow ha wada socon
sibiq hadalku kaa tegin
seetay warkaagoo
badi sahanka kuu maqan
saamiyada maqalaye
xagee sabadu weeyaan
sodohaha ragkale qabo
yaad ku toobad seegine
waa layska hubiyaa
saamiyaay waxaan ku leeyahay intaa ka badan ku difaaci kari maayoo anaaba shakiyaye dee bal is cadee
caruur caruur aan lala ciyaarin baa jiree adigoo raaliya
|
Samiya Uk Location unknown | 12:27pm on Friday, April 16th, 2010 |
Abdirashiid waxaad tahay
halyeygii aan hore u dhalane
hal abuurka tiriyee
ka ilaashey hadimada
marka hore salaan hano
marka xiga amaan mudo
kuwa marin hababana
kii hagayey baad tahay
|
samiya usa | 6:12am on Thursday, April 15th, 2010 |
abdirashid inader qaali anigu jawabtaada waan ka dheregsanahay waynuna is fahanay lakin geeldoora aya wuxuu raba jawaab uu ku qanco oo aad samiya ina adeertiin u soo gudbiso |
samiya usa | 6:11am on Thursday, April 15th, 2010 |
salan qiimo badan ayan kuu soo gudbinaya geeldoora liverpol ina ader ,,,,,ina adeer aad iyo aad ayad ugu mahadsan tahay sidaad noola socotid oo noogala qeyb qadanaysid coment gan lakin iminka abdirashid ayad suaal waydise bal aynu aragno jawabtiisa |
geeldoora liverpool | 12:17pm on Tuesday, April 13th, 2010 |
marka hore salaan guud
idilkiinba samo wacan
saadaashu khayr iyo
ha ahaato saan rabno
marka xiga sa'leydii
ina yuusuf soo diray
sarbeebtiyo su'aashii
sakalaha is wada sudhan
ayaa saaka ii yimi
ileen soo jireenbaa
hadal laga sugaayoo
jawaabaha ku siiyee
sama wade hadaad tiri
sahan weeye maansadu
ana soo minguurshoo
sabo lagu negaadiyo
salka waxan u dhigayaa
barihii sanaag iyo
saldhigii jacacaylkaba
soomaali wada baray
sama wade jacaykuna
dagaal kuma salaaxmee
sasabuu ku noolyee
bal ka daa sin saarada
suubanoow hadaad tiri
kalgacayl safaad iyo
surma seeg ma leeyahay
waa sidaad ka dhigataan
adigiyo saamiya
samawade rashiidow
socodkiisa caashaqu
sida aan ogsoonahay
sare uma ordee garo
sibiq hoose mooyee
socod dheerna kala tage
sida socodka diinkuu
jidhka ugu siqaayoo
dhamaan kuu sadheeyaa
sifahaa ansheegiyo
sida caashaq kuu galay
adigoon sarbeebayn
samiya ha maqashee
maysa soo salaabaan
SIDEE XAALKU GUGU YAHAY
|
samiya uk Location unknown | 7:43am on Tuesday, April 13th, 2010 |
Nin muniir la baxay xagee lagu maqley xishoon mayo |
samiya usa | 10:04am on Monday, April 12th, 2010 |
ninka muniir la baxayoow aflagaadadu waa kugu keligaa abdirashid maaha nin isu camira waa abwaan illaahay haybad siiyey ee isla yaab waryaaaa |
munir Location unknown | 4:25pm on Saturday, April 10th, 2010 |
c/rashiid isla yaab wa xakan aad meesha ku camiranayso isla yaab ma waxaad isku haysataa inan yar wabad isku camirtaylol |
samiya usa | 12:56pm on Saturday, April 10th, 2010 |
labadii is doortee isku laab ahaadaay kala maarmi waayee dani kala lugeysee midba gees u liitee liqi waayey oon tee midba ka kale la aantii ku leeleeay dunee waxan laama waxan laama doodaba miyuu luun i gowracay sida laygu kaa ladhay hadad igu lamaan tahay laabtaan ku gelin lahaa libtaan la hoyan lahaa sow maynu kala lumin |
Samiya Uk Location unknown | 12:21pm on Saturday, April 10th, 2010 |
samiya usa inder meshii abwaanaa isugu yimid, g
Geeldoora qofka wataana si wanagsan buu kula shaqaynayaa waa qof jacaylkaga wax ka garanaya ama dareemi kara ind khayr baan ku rajeyneyaa...xxxxx
|
ABDIRASHID uk | 7:28am on Saturday, April 10th, 2010 |
Salaan sare Ikhyaarta, Mid gaara Saamiya USA, Saamiya Uk iyo Geeldoora Liverpool, waan ka xumahay haasaawaha waan ka soo daahayaa mararka qaar,hawlaha oo igu badan awgeed, hala ii dulqaato.
Marka Hore Salaan Guud
Golahaan ka Simayaa
Saamiyina Sideedaba
Ubax saac udgoonliyo
Saamigeedu Waa Gaar
Kolka xigana saaxiib
Seyidkeena Liverpool
Kalgacal Ku Saaqee
Wadnahii Sarayoow
Adiguna Sidoo kale
Saddex Goor
Salaan Sharaf
Karogoo Misane Saar
Seetada Usii Daa
Arartayda Saakana
Sahan Weeyo Maansadu
Suugaan La daahiyo
Hadalada Sarbeebta ah
Lagu Soo Sargooyoo
Haybtiyo Dir Soocuna
Abtirsiimo Saad iyo
Sumadeedu Waa Siin
Kuuna Saafimaayee
Haddii Aan Kuu saro
Adiguna Sifeeyoo
Sakala Kasoo Bixi
Afartaa Sinsaarada
Tabco Saw Intaan Sudhay
Salka Dhulka umaan Dhigin
Afarkalena Saaxiib
Warku iguma Seegana
Inaad tahay Nin Sare’oo
Sula Waxii La Joogiyo
Saakaba Gorfeeyee
Samawade Halyeeyoow
Kalgacaylku Sahal iyo
Horta Safaad Ma LeeYahay?
Cashigiguna Sidiisaba
Sibiq Miyuu Dhaqaaqaa?
Arimahan Iswada Sudhan
Ilayn Suuldhabaaliyo
Soo Dhaafe Alamtaree
Sideebaad U’aragtaa?
Waxaa iga dardaarana, haasaawahu Ha hufnaado oo Ha Haadsanaado!!!!!!!!
Mahadsanidin
Abdirashid
|
geeldoora liverpool | 4:45am on Saturday, April 10th, 2010 |
safka meesha joogiyo
kuwa soo socdee dhiman
sikastooy ahaataba
salaan baan u dirayaa
sadexdaa galeeyoo
saabkii ku xidhayoo
sideheeda meel sudhay
saamiyana salaan gaar
sadrigiyo laabtiyo
cabdi aan ka sido baan
samo ugu gudbinayaa
sebenadan hablaha kacay
adaa ugu sareeyoo
ninkastaa ha heesee
jacaylkaa ku saanyaday
weligaa ha sii deyn
waxan uga socdaa taa
soo jireen waxaan ahay
kalgacaylku saaqoo
sifihiis yaqaanoo
sadex jeerna soo maray
waxan uga socdaa taa
hadii aad su'aaliyo
ka rabtaan sifayn badan
anaa saaka joogoo
sahal iiga helaysaa
su'aalaha iweydii
sheekadana sii wada
|
samiya usa | 8:53am on Friday, April 9th, 2010 |
ina adeer samiya uk aad ayaan kuu salamayaa beryahan weynu is weynay kkk indr markaan arko qof abdirashiid wax ka sheegaya ayaa dhiigu igu kacaa oo an miyir beelaa inder ee iminkaan u soo jawaabayh geeldoora |
samiya usa | 8:50am on Friday, April 9th, 2010 |
geeldoora indr aad iyo aad ayaan kuu salaamaya indr noolow waxaad tahay nin wax badan og oo wax fahmaya ina adeer qaali noolow |
geeldoora l/pool | 1:26pm on Thursday, April 8th, 2010 |
sano weeye roobaad
seben weeye khayraad
saadaashu maba xuma
ana saamigaygii
waxuu soo sulaaxoba
saakaa la gaadhoo
sacdiya holland weeyee
iga qaad salaantoo
maxaad saaka joogtaa
|
geeldoora liverpool | 1:18pm on Thursday, April 8th, 2010 |
marka hore salaan guud
samwade rashiidow
waxay saaka joogtiyo
dib waxay ka sii noqon
saatirkaa midaa oge
ha sadadhayn tolkoo idil
jacaylkeeda saamiya
hadii uu ku saaqoo
seben horeba kugu siqay
tolku waa kusiiyoo
soo baxbuu ku leeyee
haw qaadan sida kale
idinkuna sokeeyoow
jacaylkaa sidaasee
hadalada sursuurta ah
sare hawgu qaadina
adna saamiyaay garo
inankii sumeysoo
saha caashaq siisaye
weligaa ha sii deyn
sidaasaanu idin niri
hana socoto sheekadu
hadaad wax gef ah ku aragtaan maansada ka raali ahaada dhamaantiin waa siduu cabdirashiid yiri oo waa gole ka fuule
|
Anonymous Location unknown | 12:31pm on Thursday, April 8th, 2010 |
c/rashiidoow inaadeer nin is faanshay waa ri is nuugtay waxba kolba magac naageeed ha soo qaadan is xayey siiska inaga yaree hadaba |
halima toronto | 6:31pm on Wednesday, April 7th, 2010 |
yasalaam oo meesha iley hasaawe ayaa ka socda waaw waar waynu ilbaxnee bal ana aan mid ka dey deydo kkkkkkkkkkkkkk |
samiya uk Location unknown | 11:51am on Wednesday, April 7th, 2010 |
Samiyaay ind marka hore salaaaaaaaan sare long time sxb..meshii markay cay iyo dhalamaash isku bedeshey aniguba waan ka hadhey....samiyaay geeldoora qoraalkiisu miyuu ku dhafey ind intaad ku mushquushan tahay jahiliinta sida kan fatax wata oo kale inaga daa kuwaas hadal laguma mushquuliyee hinaasaa hayee |
samia usa | 9:45am on Wednesday, April 7th, 2010 |
abdirashidow horaa loo yiri somaalidu waxba isuma quurto ragan xanaaqsan ee maseyrka la dilaacaya waa ku wii maah maahdasi ku soo baxday ee how joojin indr macaan |
samia usa | 9:45am on Wednesday, April 7th, 2010 |
abdirashidow horaa loo yiri somaalidu waxba isuma quurto ragan xanaaqsan ee maseyrka la dilaacaya waa ku wii maah maahdasi ku soo baxday ee how joojin indr macaan |
samiya usa | 9:42am on Wednesday, April 7th, 2010 |
waxaba ugu ilbaxsana kii laha samiyaay ip adres kaaga ayaan soo heli kuwan abdirashid ku tilmaaya inuu marba magac soo qadanayo orda oo wax barta jaahiliin yahay |
sahra tokiyo | 1:02pm on Tuesday, April 6th, 2010 |
salaan la'arki jiree dumar hinaasahoda ragiibaa kadaray bal maxay ina yuusuf jibriil ku cuni yaab
|
FATAX UK | 4:56pm on Sunday, April 4th, 2010 |
adeer waxaan ku oran lahaa c/rashid sheekada naagaha ma sidaas ayaad ujeceshahay oo miyanad waxbaba reebeynkkk |
ABDIRASHID Uk | 5:41am on Sunday, April 4th, 2010 |
Salaan sare akhyaarta, ragii aan sugeyey haday fagaara yimaadeen, waxaa golaha kusoo biiray rag maanso yaqaan ah, Geeldoora Liverpool saaxiib waa ku soo dhawaynayaa, fatax Uk adigana sidoo kale sxb.
Bal iyara dhegaysta anigana:-
Saldhigiisu liverpool
Seyidka uu yahayee
Geeldoora sahanshoow
kolka hore Salaanbaan
soo tebiyey samawade
Soo dhawayntu waa laba
Sugaanta maansiyo
Kaftan saxar lahayn iyo
Sidkan sheekadeenuna
Ka rogoo misana saar
Seetada usii daa
Sumad Fatah wiiloow
Danigu waa sed shaydaan
Sirma qabaha ruuxana
Illaahbaa u sahanee
Adigoon simbiriiraxan
Saaxiib si kale noqon
Hubsiimada hal siisoo
Haka dhicin Salaamada
Qaar lagu sigtaa jiree.
waan idin slamaayaa dhamaantiin, maansadu waa gole ka fuul, kolkaas raali halaga ahaado, waxaana inoo balana,
Haasaawahu ha hufnaado oo ha haadsanaado
|
fatax uk Location unknown | 3:28pm on Saturday, April 3rd, 2010 |
c/rashiid inadeer is xayay siintaadi ayaa bataye mesha kakan waxaanu usoo galaa si aanu ula socono waxii akhbaar ah inaanu kala socono uma soogalno is xayaysiintaada aad kolba magac soo qaadanayso qofkasta iyo ciyaalkuba way garanayaan waxakakan ee inaader naga yaree show |
geeldoora liverpool | 3:01pm on Saturday, April 3rd, 2010 |
saadaasha dhalatee
saamiya la timiyee
ina yuusuf loo sudhay
sikastaba ha noqotee
samo weeye khayraad
waana soo dhoweynoo
waa wada sugaynaa
|
sayid uk | 12:14pm on Friday, March 26th, 2010 |
dhamaan waan idin salamay aqyaarta
lakiin waxaan ka xumahay in gabdhuhu inagu yar yihiin oo aan samiya isku haysano |
makhtal shakuur sweden | 9:55am on Friday, March 12th, 2010 |
waxaan layaabaa dhalinta ku hadasha magaca makhir sida ay isugu hansaameen oo aanay u ogayn waajibka ka saaran dal kooda iyo dadkoodaba |
war buran | 1:03pm on Tuesday, March 9th, 2010 |
waan garanaayay wiilasha dadka ku bahaloobay been ka sheegoodda inay iyaguna iska hor imanayaan |
ciyaalka xafada Location unknown | 3:26pm on Monday, March 8th, 2010 |
walaala yaaloow naga dhaafa sheeko nacasta waa laga daalaye |
samiya usa | 1:06pm on Monday, March 8th, 2010 |
mideeda kale anigu markay shekadi cay iyo aflagaado isu bedeshay waanba iska gaabsaday sababtoo ah anigu cay ma aqaan iyo dhaqan xumo toona |
samiya usa | 1:05pm on Monday, March 8th, 2010 |
waan idin salamaya shamaan ilma adeerayaal horta waxa la yiri hubsiimo horteed hay nicin ,horta yaan meel looga dhicin wiilkeena suxufiga ah ee cabdirashiid dumarna lagu tilmaaamin
|
samiya uk Location unknown | 4:27am on Monday, March 8th, 2010 |
war walahay anigu cabdirashiid mihi gabadha samiya usa qadataana maha ninkii ilahay yaqanaa wuu garanayaa walahay qof yirid inaanu been ku dharan karin lakiin dib isugu noqda idinku.......mohamed walalkiis aad ayaad ugu mahadsan tahay wax kaa caqli badan mesha maba soo jaleecaan jazakala khayr |
Anonymous Location unknown | 7:19am on Saturday, March 6th, 2010 |
asc sahrooy inaadeereey filinkakan
waa gubtaye ha is daalin gacliso
waa la ogyahaye meeshuu ka socdo |
sahra norwey | 7:06am on Saturday, March 6th, 2010 |
wan idin salamay. war ilma aderayal wan akhriya bayjkan lakn wax ma qoro cawaana waxa igu kalifay ragan ilma adertay ah ee si khaldan wax u fahmay samiya iyo cabdirashiid wa labio ilma addeere de inoo dejiya |
sahra norwey | 7:06am on Saturday, March 6th, 2010 |
wan idin salamay. war ilma aderayal wan akhriya bayjkan lakn wax ma qoro cawaana waxa igu kalifay ragan ilma adertay ah ee si khaldan wax u fahmay samiya iyo cabdirashiid wa labio ilma addeere de inoo dejiya |
jibriil Location unknown | 4:31am on Saturday, March 6th, 2010 |
ASC MAXAMED INAADEEROOW WACDIGAN HADUU DHAB KAA YAHAY MAXAAD UGU QORI WEYDAY BAJKA DADKA IYO SHAKHSIYAADKA GAARKA AH LAGU CAAYAYO |
Mohamed Location unknown | 7:40pm on Friday, March 5th, 2010 |
from previous page
Waxa diinteenu sheegtay in kelmed qudha oo xan ah ama cay ahi ay qofka cadaab ku rido, cadaabtas oo hoos loo dego in loo socdo 70 sanadood. Sidas oo kale ayaa hadalka wanaagsanina oo qofka sheega uu 70 derejo gaadhsin karaa inu ku galo janooyinka ilahay. Imagine, haddii hal kelmed oo aynu weliba ka fiirsan qudhi kugu ridi karto meel hoos loogu dego 70 sano oo weliba cadaab ah. Haddii aad rabtaan ragow inaad akhiro xusuustan bal ka qaybgala aaska walaalihina idinka hor dhinta. U dega weliba iilka ama godkaba oo qofka wax ka qabta. Waxa ku soo baxaysa sida aynu u taag daranahay iyo waxa ina sugayaba. Arinka qabyaalada oo runtii anigaba aan iga maqnayn waxa rasuulkeenii subanaa sheegay in tahay bakhti iyo weliba inuu ina faray inaynu ka fogaano.
Cayda iyo xanka aad iyo aad ayaa looga dayriyey. Waxa lagu celceliyey in qofka oo aad wax run ah ku sheegto ay tahay denbi wayn madaama aanu raali ka ahayn, inaad iska caydo oo beenna ka sheegto ama been abuur ku caydo isaguna waa xan, xantuna waa denbi wayn. Ayaada quranka ahayd ayaa mecneheedu ahaa ma cunni kartaan hilibka walaalka oo weliba dhintay, waad kahrysaan cunistisa. Macnaha qofka oo la xanto ama been laga soo maleego maaha dhaqan muslim, lamana ogala.
Dadka been abuurka qora,sida ku badan websideyada faraha ka batay, dhamaanton waayadii ayaad qurani sheegaysay ka fiirsada warka qofka faasiqaha qoro, oo reactionka aad ka bixisid war mid faasiq ahi qoray ayaa laga yaaba inaad isku ciil kaambidid mar dambe.
Walaalayaal wadaad ma ahi uma dhowi lakin ilahay waxaan waydisanaya idinka idin waydina inuu dembigeena dhamaanteen dhaafo.
Wixii aqoon daro daraadeed aan qalday ilahay ayaan samaaxad ka waydistay, idinka cafis ayaan idin waydistay.
Ogaada Somalidu waxay tiraahdaa "Dad cay waa duloobaa".
|
Mohamed Location unknown | 4:37pm on Friday, March 5th, 2010 |
Nimcooyinka ilahay inna siiyey waa badantahay,lamana soo koobi karo. Sidii loo yiri afka iyo carabku waa mindi laba afleh oo ama khayr ku goosato ama dhib kuu keeni karta aya computerkuna yahay qalab ama aad khayr ka baran kartid sida quraanka, ama denbi iyo cadaab kugu ridi kara.
Dhamaantin, waayel noqda oo ilaah ka cabsada. Runtii uma aanan soo gelin meesha aan ka qayb qaato waxa ka socda, laakin inaan naftayda iyo idinkaba idin xusuusiyo ilaahi idin abuurtay oo idinna oofsan doona(dili doona)idina xisaab doona u noqda.
Ninkii ilaa hadda aanu denbi ka dhicin oo xanta iyo caydu ugu horayso joogso, midkii ay ka dhacdayo ilaah u toobad keen.
Ilaah dhamaanteen aan ka cabsano.
|
guul wade Location unknown | 10:28am on Friday, March 5th, 2010 |
c/rashiidoow adiga weeye qofka dhanxiirka ah ee labaxay samiya uk
hadaba beeni raad maleh is xayaysiina intaa kuugu filane bahasha naga kala yaree inaadeeroow |
SamiyaUk Xubera | 9:38am on Friday, March 5th, 2010 |
war walahay waad isku buqdeeen anigu 2 qof ma ahi samiya usa waa gabadh gooni ah ana indertiis iyo inderteed baan ahay wana u dhexeyaa ANIGU WAXAN GARAN WAYEY IN RAG WAX GARAD AH WARSANGELIGA KU YAR YIHIIN IYO INTA MESHAN EEGTAA INEY DHALAMAASH YIHIIN |
xasan uk | 3:54am on Friday, March 5th, 2010 |
mudo badan markii sheekadan baadhitaan lugu sameeyey waa maa weelin iska cad oo wakhtilumis ah
waxaa fiic naan lahayd inaadeer inaad wax cusub soo galiso meesha kakan ww gubtay filinkan hal qof jilaayo oo kolba qofkale iska dhigaayo |
Samiya Uk Xubeera | 3:18am on Friday, March 5th, 2010 |
@ Mohamed cali war maseerka xun jooji adiga wax ku jeclaadana ma weydey islaan yaroo carabta kaa soo kaxaysoo ku soo xambartana weydey gabadha samiya usa waa jirtaa cabdirashiina way jeceshahay isagana maha hadii wilka la jeclaado wabad wada xanuunsaneysaane war ka naxoo nafta waya samiya iyo cabdirashiid idinku ka dhex baxa |
MAXAMED ALI DUBIA | 4:30pm on Thursday, March 4th, 2010 |
OGEYSIIS
ASC DHAMAAN WAXAA OGEYSIINAYAA AMA U SHEEGAYAA DADKA WABKANGALA IN SHEEKADAN SAMIYA AANAY WAXBA KAJIRIN
SABABTOO AH IN NINKAKAN WABKAN ISKA LEH UU SOONA QORO ISAGU ISUNA JAWAABO SABABTOO AH INUU ISAGU UU LABA UJEEDO KA LEEYAHAY SHEEKO CIYAALKAKAN UU DADKANA KU MAAWEELINAYO DADKANA RABA INUU FILIN AAN DHAMAAD LAHAYN UDHIGO
1 WAA MIDA KOOWAADE WAA UJEEDO GAAR AH OOINTII FAHMI KARAYSAA AY FAHMIKARTO
2WAA MID UU KU MASAXAAYO ARINTII DHEX MARTAY ISAGA IYO FAYTE AYAANLE UU RABO IN AAN ARINTAA UU KU MASAXO
HADABA WAXAAN IDIN ORAN LAHAA FILINKAKAN MADHAMAANAYEE WAKHTIGA YAANU IDIN KA LUMIN |
saharla xiingalool | 10:56am on Thursday, March 4th, 2010 |
kkkkkkkkkkk samiya waa laguu dhartay lakin fariid baad tahay oo waad u sheegtay inaadan u joojineyn ip kkkkkkwalee inaad naag geesiyada tahay |
Anonymous Location unknown | 4:29pm on Wednesday, March 3rd, 2010 |
Hore ayaa loo yiri Cawrala Barow
Cali Garaad calan laguu saarye.
Samiya anigu kaa baadhay, hawshada wado,lakin ogow meeshu waa public folder oo dadka oo dhan ayaa dawanaya. Wixii aan qalday saamax dhamantin.
|
samiya usasal | 12:36pm on Wednesday, March 3rd, 2010 |
salaan. mohammed waad iga qoslisay runtii(ip)inder qof miyi ku dhashY MA JIRO MIDA KALE MAXAA INAMADIINA IDIN WALAYA OO AAD KA CAROOTEEN KKKKK |
Mohamed Location unknown | 5:55am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
Ma fahmin samiya usa joogta if she real. Armaad Abdirashid ku noqota nin gabadh iska dhigaya. Ahama shay, bal horta run sheeg. Midda kale Waadiga ina adeer leh, Abdirashid xero abtiyadis ayuu ku soo koray. Markii hore reer Cadmeed ayuu ahaa, then xagee ku aragtay. Samaya inamada Warsengeli mid kala bax, oo ninkan iska daa familygisa ha korsado. Shaki la'aan waa in inan Warsengeli ahlagu siiya, At this moment I am writing this script, let me say all you deserve is a boy from Xero Warsengeli or Warsengeli land. I mean what do you think? Another suggestion, even though I do respect your privacy, do you know it’s very possible that some of those people you are communicating through the caper space got the ability (knowledge) to trace your ip (Internet Protocol) address? Which means we can at least locate the computer you are using right now and it's where about in this small world? God forbidden, I can’t be a basaas.
|
Mohamed Location unknown | 5:38am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
Ma fahmin samiya usa joogta. Armaad Abdirashid ku noqota nin gabadh iska dhigaya. Ahama shay, bal horta run sheeg. Midda kale Waadiga ina adeer leh, Abdirashid xero abtiyadis ayuu ku soo koray. Markii hore reer Cadmeed ayuu ahaa, then xagee ku aragtay. Samaya inamada Warsengeli mid kala bax, oo ninkan iska daa familygisa ha korsado. Shaki la'aan waa in inan Warsengeli ahlagu siiya, At this moment i am writing this script,let me say all you deserve is a boy from Xero Warsengeli or Warsengeli land. what you do think? |
samiya usa | 3:04am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
cabdirashiidow ina adeer goormeynu derisna oo dayaxaa lawada degay soo dawana inagoo is dadahaysanayna ina adeer qaliyoow ma umalaynayo inaan intaan nolahay jacaylkaagu iga ba ayo inder qaliyoow hadii ninkasta is amano oo isu kay so sharaxo naftu aday ku haybin daa'in abid |
samiya usa | 3:02am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
hadii lay waraysan laha oo ay culimada aduunku i ogaan lahaayen xaladayda wale book aya layga qori laha cabdirashiidow anoo jacaylkagu yaran igu galay ayan anoo ku arki jiray hadana awoodii aan kuugu sheegi laha iga maqnayd oo markaan ku arko biyo qaboow in laygu shubay aan is moodi jiray |
samiya usa | 3:00am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
cabdirashiid yuusuf cawl maxamuud cali garaad cabdalow ina ader mid iga gudoon waxaas oo cay ah waxay iigu dhacayan wa darada adna kuma hayo mida kale ina ader jawabtaad soo jawabaysay waxay igu sii kordhisay jacaylkii aan kuu qabay |
samiya usa | 2:58am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
libaxa leyrta jisa inder mahadsanid .mida kale ina ader ma maqashay qof meeli u muuqata meeli ka madow ina ader aniga afkeyga lama barin cayda ceebna man geysaysan lakin dee jacaylkeyga ayuun baan soo bandhigtay |
samiya usa | 2:56am on Wednesday, March 3rd, 2010 |
salan .waad u jedan qofki reer usa ah xiligan aan wax qorayo ma is waydiiseen sbabta ama waxa xiligan an u so galay webkan?
|
libaaxa layrta jiifa uk | 8:52pm on Tuesday, March 2nd, 2010 |
SAAMIYA USA INA ADEER XAAL IYO BADH HADAL KII CABDI QALIN SOMALIDU WAXAY KUMAAH MAAH DAA BARUUR BAA BARUURO QURMISA WAXAAN UMALAY NAYAA CABDIQANI LONDON RAYIGIISU KAHAD LAY LAAKIN MAY SAN AHAYN INIIRAGA OODHAN IS KUDARO AMA KASOO QAADO ISAGA OOAKALE WARSANLAGINA MEEL KGA HDACO INAMADA WARSANGALI WAARUMAATIG WAAA AABIHII IYOO HOOYADII JACAYL KA CIDI KAAGA SHEKAYN MAYSO.
HORAA LOOYIDHI JACAYL XAASID MAWAAYO HALKAA KAGAHAY JACAYL KAAGA QAALIGAA IYO WALIBA RAALI GALIN TII. |
samiya usa | 9:11am on Tuesday, March 2nd, 2010 |
ina adeer samiyay hadaanay maseyrin maxay igu cayayan anigu wiil ina adeerkay ah ayaan jeclaaday oo aan ilaa iyo yaraantaydii jeclaa |
samiya usa | 9:09am on Tuesday, March 2nd, 2010 |
salaan .samiya uk ina adeer aad ayaan kuu salaamaya ragan i caayaya ina adeer way maseyreen waayo hadanay maseerin imay caayeen |
Samiya Uk | 7:24am on Tuesday, March 2nd, 2010 |
@cabdi qani london.....Inantaasi wiil bay jeceshahay mana quusane adiga waxa ku haya muxu yahay sidaan hore nocyadaada oo midhan ugu shegney adiga laguma jeclaan markaa na weydaaro o orod oo wax ku jeclaado dono aflagadada loma bahnee yaa |
cabdi qani london | 2:04pm on Monday, March 1st, 2010 |
SALAN TAN SAMIYA USA SIDATAA MA MID AAN QUUSAN BAA NAA WAXAN KU IRI WARSANGELI JACAYL IYO WAXAS MA YAQANAANE MEELAHAA MID KALE KA DOON DOON NAA WAXAAANU KU ARAGNAA NAAG YAROO WAXBA AHAYN OO MALAA YACNI AH |
samiya usa | 12:32pm on Monday, March 1st, 2010 |
cabdirashiidoow inder macaan sidaan bogan hadba u furayey oo aan jawaab kaaga sugayey ayey indhihi i dheeraadeen ina adeer macaoowxaalkaygu waa adigoo dal dheer jiraan usa kaa dareema macaan waan ku jecelahay |