Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
Beesha Dhulbahante oo bayaan cad soo saartay.

Buura Wadal(SP)-Beesha Dhulbahante ee Baalaha harti ayaa go,aan cad ka soo saaray Degaanka Buura wadal iyadoo Shi aan caadi ahayn Maanta uu ka soo baxay baaqani ay ku diideen Maamulka la baxay Somaliland ka dib markii mushkulada kataagan Magaalad Laascanood ay noqotay mid ragaadisey Hanaanka beesha Dhulbahante.

Iyadoo mudooyinkii ugu damayey ay shirar mihiim ah oo ay ka hogaaminayeen saladiinta isimada sool sanaag iyo cayn ay kulahayeen Gobolkaasi Nugaal ee Degaanka Buura wadal ayaa talaabadani noqonaysaa mid ay beeshu si rasmi ah uga hadleen warkoodana ku cadeyeen inaysan wax talaabo ah ku lahayn maamulka somaliland ee dhinacaas iyo Waqooyi galbeed.

Garaad Jaamac oo ah Isim si wayn looga dameeyo isla markaasina siwayn ula dagaalama mid nimada iyo Weliba jiritaanka somaliyeed ee Maamulka dowlada La magac Baxday Puntland oo aan sidaasi Awood muuqta ugu muujin shacab waynaha sool iyo sanaag lakiin ay haboontahay in la qaato Hadalka iyo hadafka Garaad Jaamac uu ka aaminsanyahay Midnimada somaliyeed.

Masuuliyiinta shirkani mudad dheer ku jirtey ayaa soo gaadhay Bayaan aan iminka ka dib dib loogu Milicsan doonin dhibaatoyinkii soo jireenka ahaa ee Marin Habaabiyey Magaalada Laascanood ee Xarunta Gobolka sool isla markaasina barakiciyey boqolaal qoys oo haween Caruur ah oo Maamulka la baxay somalialand ii dhibkaasi masuul ka yahay.

Baaqan ayaa waxaa ku saxiixan isimada hoos ku qoran.

1.Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
2.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxmuud
3.Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil
4.Garaad C/laahi Garaad Soofe
5.Suldaan Siciid Cismaan Cali
6.Garaad Abshir Saalax Maxamed
7.Ugaas C/laahi Ciise Nuur
8.Garaad Cali Buraale Xasan
9.Boqar C/laahi Axmed Cali
10.Garaad C/salaan Xasan Maxamed
11.Garaad Maxamuud Cismaan Maqshqare
12.Garaad Saleebaan Buraale Owaadan
13.Garaad C/laahi Maxamed Guuleed
14.Ugaas Faarax Maxamuud Cali



Maxamed Axmed Ciise
Sanaagpost/News Desk
geedi7@hotmail.com


6 Comment(s)

g   yurub

6:31pm on Saturday, February 27th, 2010

acw ilaahay ka cabsada meel aad joogtan dantana ilaaliy

Anonymous   Location unknown

5:11am on Tuesday, February 9th, 2010

Reerkan dhulbahante ah waa u dhamaatey weligoodba baaq ha so qoraan cid wax ka qoreysaa ma jirto goboladuna iskuma wada jriaane maxa gobolka SANAAG loogu darayaa gobolka sanaag dadkii lahaa baa joga haysta cid kalena logama bahna

Dan guud   kbh

5:08am on Tuesday, February 9th, 2010

Waa wax lagu farxo sida wadajirka iyo kalsoonida leh ee loo soo saaray bayaankan(IIDOOR DIIDKAA)- ee ay garaadadu gaareen.
dhamaatay dhulbahante danbe oo(XAARGAYSA)loo gudbiyo iyagoo xirxiran.

axmed   harar

11:32pm on Monday, February 8th, 2010

inamayaryar oo isaaqa iska qabanwaay a cawaanyooooooow

axmed   Location unknown

11:31pm on Monday, February 8th, 2010

inamayaryar oo isaaqa iska qabanwaay a cawaanyooooooow

miino   Location unknown

5:15pm on Monday, February 8th, 2010

qurun qurun dhalay nacalaa idin kutaal waxuu talo xumaa

 Magacaaga:

 Halka aad joogtid:

 Fariinta:

 
 

Home Bogga hore aad print Daabaco Mail U dir saaxiibkaa
     
Contact us : webmaster@sanaagpost.com
         or sanaagpost@hotmail.com
  Warar
Maamulka dugsiga Al-Furqaan Oo Kulan U Qabtay Ardaydii hore Uga Qalin Jebisey Dugsiga Sare Ee Al-Furqaan Ee Jaamacadaha Wax Ka Barata. + Sawiro    07 Sep 2010
Mdaxweynaha Soomaaliya Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya    06 Sep 2010
Wasiirka Dastuurka Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Madaxweyna Iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya    05 Sep 2010
Huteel Juba Bosaso oo Xariga Caawa laga jaray dhisme cusub oo dhulka hoostiisa ahDaawo Sawirada    04 Sep 2010
Xarakada Alshabaab Oo Xukun Gacan Goyn Ah Ka Fulisay Magaalada Beledweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan    04 Sep 2010
Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay    04 Sep 2010
Culimada Ahlusuna Wajamaaca Oo Canbaareeyey Dagaalada Ka Socda Magaalada Muqdisho Bisha Barakysan Ee Ramadaan    03 Sep 2010
Ururka Midowga Yurub Oo Ugu Deeqay Malaayin Lacagta EURO Ah Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Soomaaliya    02 Sep 2010
Shir Looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya Oo Ka Socda Magaalada Adis Ababa Ee Xarunta Dalka Ethiopia    02 Sep 2010
Booliska Bosaso oo Maalintii 2aad Howlgal kawada gudaha Magaalada Bosaso dadna xabsiga u taxabay    30 Aug 2010
iska hor imaad u dheexaya ciidamada PL iyo Ciidanka Atam oo ka dhacay Galgala Maanta    30 Aug 2010
Ganacsade Hadh Tuulo Waa Mihiim in Dalka iyo Bulshada La Harumariyo    30 Aug 2010
Tuulada Camaare ee Degmada Bacaadwayn ee Gobolka Mudug oo Saaka degan    29 Aug 2010
Xaflad Loogu Gogol Xaarayey Asaaska Jaamacada Maakhir University Oo Ka Dhacday Huteel Juba Ee Boosaaso+Sawiro    28 Aug 2010
Ururka Alshabaab Oo Sheegay In Goobaha Ay Ka Arimiyaan Cid Aan Iyaga Ahayn Lasiin Karin Sakaatul Fidriga    28 Aug 2010
Qorshe Hawleedka Gobollada Sanaag iyo Hayland-- Ayaaha Mustaqbalka dhow.    28 Aug 2010
Magaalada Muqdisho Oo Dagaalo Xoogani Ka socdaan Iyo Khasaara Laxaadle Oo Soo Gaadhay Dad Badan Oo Shacab Ah    27 Aug 2010
Dwalda Maraykanka Oo Sheegtay Inay Dawlada Soomaliya Taageero Milateri La Barbar Istaagi Doonto    26 Aug 2010
Dagaal Maalintii 3aad Ka Socda Muqdisho    25 Aug 2010
Xildhibaan Is Casilay, Madaxweyne Shariifna Ugu Baaqay Inuu Jagada Baneeyo    25 Aug 2010
Sharma’arke “Shacabku Waa Inay La Dagaalamaan Kooxda Shabaabka.”    25 Aug 2010
Midawga Afrika Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daad Guraynaya Soomaaliya Iyo Kooxa Mucaaradka Ah Oo Aan Weli Ka Hadlin    24 Aug 2010
In Ka Badan Labaatan Xildhibaan Oo Kooxo Hubaysani Ku Dileen Magaalada Muqdisho    24 Aug 2010
Kenya Oo Qabatay Muhaajiriin Soomaali ah & Muqalasiintii Waday (Warbixin).    23 Aug 2010
Boliiska Dowladda KMG Oo Su’aalo Waydiinaya Sarkaal Shabaab ah Oo ay Qabteen    23 Aug 2010