CAPETOWN(SP): Abawaan Cabdirashid Yusuf Jibriil oo ka qayb galaya tartanka heesta Calnka ee Dawlada Puntland ayaa waxuu nasoo Gaadhsiiyey Heesta uu kaga qayb galeyo tartanka,
Abwaanka oo ku nool carigaasi Ingiriiska Magaalo madaxdiisa Labaad ee Birmingham ayaa dhamaan Dawlada iyo Shacabka reer Puntland ba waxuu ka codsanayaa in waxii talo iyo tusaale ah ee ku saabsan Heestan uu Abwaanku ugu talo galay Calanka Puntland inay usoo mariyaan E-mail kiisa oo ah E-mail: cascodec@hotmail.com iyo tel. kiisa oo ah 0044 7939184925 oo ay kala soo xidhiidhi karaan.
CALANYAHOW CADAANKIYO
CAGAARKIYO BULUUGEE
SHANTA GEES KU CULANTEE
GUUSHA LAGU CIDAADEE
NABAD LAGU CAWEYSIMAY
SOOMAALOO CIIRSANBAAD
CAAWA DHALATAYOO
FARXAD IGU CUGTOO
CAAFIMAAD HELEE
PUNTLAND CAYNSHIHII
CIMRIGII JIROOW
CADOWGAA JABYOO
CALANYAHOW HA DHICIN
CALANYAHOW CURASHADAA
CIDLA KAMA HELINE
HALYEEYAAD CODKIYO
CAQLIGOOD TAHOO
DHIIG CAS KUU SHUBAYE
SOOMAALOO CIIRSANBAAD
CAAWA DHALATAYOO
FARXAD IGU CUGTOO
CAAFIMAAD HELEE
PUNTLAND CAYNSHIHII
CIMRIGII JIROOW
CADOWGAA JABYOO
CALANYAHOW HA DHICIN
CALANYAHOW CUDOON
DARUUR CURATAY IYO
CADCEED BAAD TAHOO
CAALAMKAAD DHAMAAN
NUUR KU CAAWISEE
SOOMAALOO CIIRSANBAAD
CAAWA DHALATAYOO
FARXAD IGU CUGTOO
CAAFIMAAD HELEE
PUNTLAND CAYNSHIHII
CIMRIGII JIROOW
CADOWGAA JABYOO
CALANYAHOW HA DHICIN
ahmed pirateland | 10:34am on Friday, March 26th, 2010 |
i like to dadicate this flage sont to all the pirtes viva pirte land ama pussy land |
cali england | 10:32am on Friday, March 26th, 2010 |
wlc to pussyland or as i named it piretland haha home of the infiested pirtes we like to hijack ships and it what we get from it ransom ofcourse also we like to copy somaliland yes somaliland it has a flag so why not us to yes our land use to be called majeertenia now its punqtland or pussy or maybe its pirtland anyways who cares it home of the pirtes |
Abdalle Location unknown | 4:21pm on Wednesday, March 17th, 2010 |
Waa iska deelqaaf. Ereyo kala dhaadheer. War heesta iska soo hagaaji. |
Anonymous Location unknown | 7:22am on Monday, March 15th, 2010 |
waar kaalay maanta ayaad udarnay oo aad sheegatay geedishamboo si fiican ayaan ku garanayaa inaadeer loooooool |
Geedi Shaambow. sweden | 2:05pm on Saturday, March 13th, 2010 |
Inanta Sagal Canada wadata waxan ku odhan lahaa huuno,marka hore aan kuu micneeyo magacayga waad xiisaynaysaa in aad baratee, Geedishambow waxa uu ahaa nin familkeyga ah oo daganaa meel somalia ka mid ah waxaana loo geyn jiray innamaha marka la aroosayo si uu u bigro jabiyo, hadii marka gudniinka fircooniga dhib keenay waan xalin oo nin adag ayaan ahay, booskana waan furikarayaa, tan kale ninka tiriyey gabayga waa nin reer Dhahar ah dadka kala baro dhaharna waa dhulka uduga the land of punt, burcad badeednimadu maahan wax xun maxaa yeelay waxaa noo soo shaqo taga innamaha reer wiqooyi oo dhan baan shaqo u haynaa dhan walba leh maxaa yeelay maah maah ayaa odhanaysaa ;Money speaks different languages; soo dhawaw hadii caydhii Canada kugu yaraatay, igana raali ahow wixii aan qalday, midna meesha ku darso innamaha reerkiina ah waxay ku taamaan ama nin reer puntland ah guurso ama ha kaa hamaansato, ama iska garoobee,,,, kkkkkkkkk cafis wixii aan qalday huuno |
rashiid canada | 12:21pm on Saturday, March 13th, 2010 |
walaal marka hore salaan sare kadib waxaan ku oran lahaa waa fiican tahay laakin wax yar yar baa ku jira oo aaan habooneyn sidaas darteen iska soo sax waxa xumeynayaa heesta mise waxaad tahay in hada raba in uu soo caan baxo tan oo kale lalama shirmiyaado walaal splease ha soo gudbin waxaas oo kale mar danbe bro ok
|
biyo kulule Location unknown | 5:01am on Friday, March 12th, 2010 |
heeskakan waa lagu fashilmaykkk |
magan yuusuf sweden | 11:56am on Thursday, March 11th, 2010 |
aniga dirta waqooji uma jawaabo ilen magaranaayo waxa ey yihin |
yaab Location unknown | 4:17pm on Friday, February 19th, 2010 |
walaaloow yaab hadan yaa
war dhabayacadii intay isu tagto
ileen soomaaliand ayeey koobi gareenayeen makii horabe hees ma samaysan kari waayeen yaabkkkkk
|
maxamud c/daahir zambia | 12:48pm on Wednesday, February 17th, 2010 |
maxamuud ahaan waa icajabisay waxaana malayn in ay tahay hees wanaagsan waxaan rajaynayaa inay noqondoonto tan la ansixiyo. |
saalaxmaxamed (slx hareeraye) yemen cadan | 4:18am on Monday, February 8th, 2010 |
waxaan ku leeyahay waa hees macaane soo ban dhig inaad tartantaka hs calanka plsomalia
sidaan u arkoo waxay leedahay soojiidasho xaddhaaf ah |
sagal canada | 4:58pm on Saturday, February 6th, 2010 |
warkan sheeganaya geedi shaanboow marka hore mataqaanid micnaha geedi shaamboow waaba laguu guurinaa marka hore ninka heesta tiriyey waa nin reer burco ah oosoomsslilander ah taa madiidi karid marka xigtana boowe hartigu ma qolo madhibaanka kamid ah miyaa marka xidtana budhcad badeedland ayaan uaqaanaa waxaad sheegaysid waliba ogaadeenkana xabashida kaiibisa iyo waxii kale ooy hesho boowe waxaan hadalkayga kusoo gaba gabaynayaa ninku waanin reer burco ah |
Geedi shaambow Sweden | 4:50am on Friday, February 5th, 2010 |
Waxaan rabaa in jawaabo naagta wadata Sagal canada, marka hore iyada ayan talo siin oo oran magaca canada dad ayaa leh ee aan ku aqoone bal aashaa soco, mid labaad Abwaanka heesta tiriyey maahan Dirta wiqooyi ee waa nin Harti, ah sida aan ognahay puntland waxa ay u dhisan tahay Beelaha Daarood gaar ahaana Harti iyo Daaroodka la daga sida Leelkase iyo Awrtable iyo Ogaden iyo kuwo kale oo aanan halkaan ku soo koobi karin, marka Bal meesha ninka reer sanaag ku noqday Dirta wiqooyi waa la yaabe waa xagee, Huuno bal taariikhda dib u baar oo waxan u malayn in aad macduur ahayd markii aad waxaas qoraysay marka hadii dumarku macduur yihiin waxba kama qormaan inta ay Daahirka noqonayaan, Bye
Cafwan wixii qalad ah |
axmed dubia | 1:14pm on Friday, January 29th, 2010 |
heestaa uma bogin ee walaal midkafiican inoo soosaara |
sagal canada | 3:16am on Friday, January 29th, 2010 |
waxaan anigu maqlay inabwaanka heesta
tiriyey uu udhashay soomaaliland markaa anigu magaranayo sababta ku
kaliftay in uu heesou tiriyo puntland
heesaha calanka mabayacmushtari ayeeygalaan anigu ilatalaah
waar waxaad tahayninreer soomaaliland ahe sharaf taada wax haudhimin |
cadirraxmaan daahir U. S A | 10:57pm on Friday, January 22nd, 2010 |
assalaamucaleykum walaalayaal marka hore waxaan umahad celinayaa dhamaan umada soomaaliyeed marka xiga dad weynaha puntland makaxiga dadka dafdaalka kujira walaal fariintaydu waa waxaan jecelnahay heeskaan oo dhegeysi ah in aan maqalno wabillahi towfiiq |