Wednesday 23rd August 2017
waraysiyo
Daawo: Heesaha Ciida loogu talagalay 2017
(June 25, 2017)
1: KIIN JAAMAC | BEEN BEEN KABAXAY | HD 2017 2: Ahmed Zaki Waraysi Ciida Sagal Mustafe| HD 2017 3: KHADIIRA DHALAD| HEESTA NAFSIGAAGA HD 2017 4: LIIBAN JIGJIGA & QAALI LADAN | CAGA DH
Dhagayso-Wasiirka Deegaanka oo ka hadlay Dhismaha golaha deeganka Gaalkacyo.
(July 17, 2016)
Gudoomiyaha gudiga hagaajinta iyo dhismaha golaha deegaanka degmada Gaalkacyo wuxuu maanta ka hadlay halka ay marayso hawlihii gudigu u xilsaarnayeen oo dhawaan soo afjarayaan. Gudooomiyaha gudiga
Dhagayso-Maalmaha ciidul fidriga maxaa waajib ku ah Muslimiinta.
(July 5, 2016)
Umadda Muslimka ah waxaa lagu waajib yeelay inay bixiyaan qof walba oo masuuliyada ka ah xaaskisa iyo caruurtiisa inuu ka bixin karo ciidul fidriga. Raashinkan ayaa khasab looga dhigay mid kasta oo
Dhagayso-Muqdisho oo lagu dilay Ruux dhalinyaro ah
(June 20, 2016)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmadaasi lagu dilay qof rayid ah kaas oo xiligii la dilayey kasoo baxay salaadii Taraawiixda. Ehalada marxuumka ayaa sheegay inu
(XASAASI)-Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Puntland Oo Xukuntay 43 Alshabaab ah.
(June 18, 2016)
Maxkamadda derejada kowaad ee ciidanka qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa xukun dil ah ku ridey 43 katirsan dhagar qabayaashii Alshabaab ee lagu qabtay dagaalkii kadhacay gobolada Mudug, Nugaal iy
Muxuu ka yiri Duqii hore Muqdisho Heshiiska Dawlada Soomaaliya iyo Turkiga.
(June 4, 2016)
Magaalada Muqdisho ee caasumada iyadoo shalay uu ka soo degay madaxwaynaha Turkiga ayuu Heshiisyo ka kooban 19 qodob lagalay dawlada federalka Soomaaliya qodabadaas oo u badnaa wada shaqaynta Turkiga
Waraysi iyo Sawir-Xafiiska Kahortagga Xagjirnimada Puntland Oo Kulan Garoowe Ugu Qabtay Qaybaha Bulshada.
(May 24, 2016)
Xafiiska ladagaalanka xagjirnimada ee Puntland ayaa maanta magalaada Garoowe ku qabtay kulan looga hadlayey sidii looga hortegi lahaa bulshadana looga wacyigelin lahaa xagjirnimada. Kulankaani oo k
DAAWO MUUQAAL:- KHUDBADDII MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND UU KU SHARAXAY SABABTA AY PUNTLAND U AQBASHAY HESHIISKII GAROOWE.
(April 6, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta ayaa 05, April 2016 waxa uu si rasmi ah u booqday xarunta dhexe ee warbaahinta Dawladda Puntland ay ku leedahay Caasimadda
Warbixin+Sawirro:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaalkacyo ku qaabilay Wufuud Caalemi ah
(December 1, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Qasriga uu ka degganyahay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku qaabilay Wefufuud caalemi ah oo ka kala socdey  Urur
Daawo-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Waraysi Uu Bixiyey Kaga Hadlay Arrimo Badan.
(October 21, 2015)
Gudoomiyaha gobolka Sanaag Mudane Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo waraysi siiyey Tvga SBC ayaa kahadlay arrimo badan oo quseeya guud ahaan ammaanka gobolka daandaansiga maamulka Soomaaliland iyo xaaladda

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI