Wednesday 23rd August 2017
Sports
Sawirro-Kooxda Chelsea Oo Ku Guulaysatey Horyaalka Ingiriiska.
(May 13, 2017)
Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa caawa u dabaal degeysa ku guuleysiga Koobka Premier Leaque-ga , kadib markii guul muhiim ah ay ka gaartay kooxda West Brom oo ay marti ugu aheed gurigeeda, taageeraya
Sawirro-Horyaalka Kubadda Cagta Puntland Oo Maalinkii Labaad Galay.
(January 9, 2017)
Waxaa maalinkii labaad Soconaya Horyaal Kooxaha heerka koowaad ee Puntland, waxaana maanta dhacay laba kulan oo isdaba joog ah, kuwaas oo ay isku arkeen 4kooxood. Kulankii koowaad ayaa waxaa fooda is
Kooxda K/cagta ee Barzil oo shil Diyaaradeed ku geeriyootay
(November 29, 2016)
Diyaarad Siday 81 qof oo ay ku jiraan kooxda C/Cagta ee dalka Brazil ay shil ku gashay kuna burburtay  magaalo ku dhex  taal gudaha dalka Colombia. Wararka horudhaca ee la helayo shilka Diyhaarad
CIYAARAHA-Maxaa Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Chelsea Vs Man UTD.
(October 23, 2016)
Jose Mourinho ayaa kusoo laaban doona garoonka Stamford Bridge markii ugu horeysay isagoo ah Tababaraha kooxda Manchester United, iyadoo kooxda Chelsea kulan adag uu la qaadanayo. Tababaraha reer P
Manchester Derby Oo Galabta Layskudhegan Yahay iyo Xifaaltankii Labada Macalin Oo Bilowday.
(September 10, 2016)
Labada tababare ee uu xifiiltanka ka dhaxeeyo ee Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa iska fogeeyay hadalo sheegaya in ay cadaawadi dhex mari doonto inta ay socoto ciyaarta ay yeelanayaan labadooda ko
Sawirro-Ciyaarihii Olompicada ee Rio 2016 Oo Lasoo Gabagabeeyey.
(August 22, 2016)
Ciyaaraha Olombikada ayaa si rasmi ah loogu soo xiray xaflad lagu qabtay garoonka Maracana. Waxaa lagu soo bandhigay mahrajaan qurux badan oo socday ku dhawaad 3 saacadood, kaasoo loo adeegsaday nalal
Daawo-Muxuu Lakulmay Wiilkii Soomaaliya Orodaadka Uga Qaybgalay.
(August 19, 2016)
Maxamed Daa’uud waa mid ka mid labada orodyahan ee Soomaaliya uga qeyb galayay tartanka Olympic-ada Aduunka dhanka orodada ayaa lagu Qaaday Gaawaarida Cuuryaamiinta Kadib markii orodkii dhamaaday.
Sawirro-Tartan Orodaad ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Galkacyo iyo Maamulka Oo K Qaybagalay.
(August 17, 2016)
Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey tartan orod ah oo ay soo qabanqaabiyeen qurba joog reer Puntland oo taageero kahelaya shirkadda Isgaarsiinta ee Golis. T
Orodyahanka Mo faarax oo ku guuleystay orodka 10-ka kun ee mitir
(August 14, 2016)
Orodyahanka asal ahaa kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Ingiriiska Mo Faarax ayaa  markii saddexaad ku guulaystay billadaha dahabka Olympic-ada. Mo Faarax ayaa difaacday horyaalka 10-ka kun ee m
Sawirro-Xulka Kubadda Cagta Puntland Oo Siweyn Loogu Soodhoweyey Qardho.
(August 4, 2016)
Xidigaha xulka kubada cagta Puntland oo ay horkacayaan maamulka ciyaaraha ee Puntland ayaa saaka xilli hore waxaa siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Xulka Puntla

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI