Saturday 29th April 2017
Somali news
Doorashada Madaxtinimada Maamulka Galmudug Oo Mar Kale Dib Loo Dhigay.
(April 29, 2017)
Waxaa maanta mar kale dib loodhigay doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug oo lagu wadey inay maalinimada berri ah kadhacdo degmada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah maamulkaasi. Guddiga Doo
Wasiirka Warfaafinta Oo Lakulmay Suxufiyiinta Ka Howlgala Magaalada Muqdisho.
(April 29, 2017)
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay. Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta
Maxkamad Kutaal Itoobiya Oo Xukumo Ku Ridey Dhalinyaro Soomaaliyeed.
(April 29, 2017)
Maxkamadda Ku tala Magalada addis ababa ee Xarunta dalka Ethopia ayaa xukun xabsi ah ku riday dhalinyaro Soomaliyeed oo ku eedeysnaa in ay ka Tirsan Yihiin dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab. Badr
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya Oo Kulmaya.
(April 29, 2017)
Xildhibaanada  Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa  kulan in ay ku yeeshaan xarunta Golaha Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa kul
Maraykanka Oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhana ah Kooxda Alshabaab.
(April 29, 2017)
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qaadayso howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya. War kasoo baxay Wasaaradda gaanshaandhiga dowladda Mareykanka ayaa lagu sheeg
Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug Oo Khudbado Jeedinaya.
(April 29, 2017)
Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in Maanta oo Sabti ah ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u Ordaya Xilka Madaxweyaha Galmudug. Musharaxiinta Maanta Qudbadda j
Barlamaanka Oo Su’aalo Ka Dhegaysanaya Gudiga Difaaca Barlamaanka.
(April 29, 2017)
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Warbixin ka dhageysan doono Guddiga Difaaca iyo Guddiga amniga ee Baarlamaanka. Warbixinta ayaa waxa ay ku saabsan tahay kulan uu Shir Guddoominaay
DHEGEYSO-RW Khayre Oo Ka Hadlay Cunaqabataynta Saaran Soomaaliya.
(April 29, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilowday sidii xayiraada hubka looga qaadi lahaa dalka. Xasan Cali Khayre
Madaxweyne Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Sarkaal Sare Midkalena Magacaabay.
(April 29, 2017)
Taliyihii dhinaca saadka ee ciidamada Militeriga Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in lagu sameeyay xilka qaadis iyadoo la magacaabayo taliye cusub. Warar lagu kalsoon yahay ayaa Warbaahinta usheegay i
Haween Muslimiin ah Oo Dunida Ka Yaabsaday Soona Saaray Fadwo Muhiim ah.
(April 29, 2017)
Culimo diinta Islaamka taqaana oo dumar ah ayaa soo saaray fatwo naadir ah oo ku saabsan carruurta la guursado. Fatwadan oo aan sharci ahaan u dhaqangalaynin ayaa loo arkaa in ay saamayn wayn yeelan

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI