Saturday 19th August 2017
Puntland
Wefti uu Hogaaminayo Madaxweynaha Puntland oo U Ambabaxay Dalka Sucuudiga Say Usoo Gutaan Waajibaadka Xajka.
(August 17, 2017)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa maanta gelinkii danbe 17 August 2017 safar ugu ambabaxay  dalka Boqortooyada Sucuudiga, Safarka Maxweynaha
Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Amniga, Xeer Hoosaadka Gollaha Xukuumadda, iyo Hannaanka Caddaaladda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Arrimo kale.
(August 17, 2017)

Digreeto Kasoo Baxday  Xafiiska Madaxweynaha Puntland oo Lagu Magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada.
(August 17, 2017)
Digreeto Maanta Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay xeer Madaxweyne Lr.101 August 16 2017 Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Sagootiyey Madaxa Xafiiska Hay’adda UNSOM Puntland oo Ay U Dhammaatay Muddo Xileedkiisii Shaqo.
(August 16, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 16 August 2017 qasriga Madaxtooyadda Garoowe casho sharaf ugu sameeyey wefti uu hogaaminayo madaxa xafiiska UNSOM Puntland Mr.
PRESS STATEMENT:- Puntland Statement On The Gulf Crisis.
(August 16, 2017)

Madaxtooyada Dawladda Puntland oo Maanta Lagu Dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
(August 16, 2017)
Waxaa manta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Maryan Axmed Cali oo kamid ahayd Golihii Wasi
Qasriga  Madaxtooyada Garoowe oo Maanta Lagu Dhaariyey Wasiirru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomada Puntland.
(August 12, 2017)
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe lagu dhaariyey Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Cabdiqani Geelle Maxamed oo ka mid ahaa
Golaha Wakiilada Dawladda Puntland oo Ansixiyey Golaha Wasiirada Puntland.
(August 10, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta 10 August 2017 ka qayb galay kalfadhiga 39-aad fadhigiisa 22-aad oo ay Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Da
Qasriga Madaxtooyada Garoowe oo Maanta Lagu Dhaariyey Wasiir Iyo Wasiir Ku-xigeen oo Kamida Golaha Wasiirada Cusub.
(August 10, 2017)
Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 10 August 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ee caasimadda Puntland lagu dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Fadaraalka Cabdifaatax Saciid Caynab iyo
Qasriga Madaxtooyada Garoowe oo Maanta lagu Dhaariyey Laba Wasiir iyo  Hal Wasiir Ku-xigeen oo kamida Golaha Wasiirada Cusub.
(August 9, 2017)
Waxaa Madaxtooyada Garoowe ee caasimadda Puntland maanta 09 August 2017 lagu dhaariyey laba Wasiir iyo hal Wasiir ku-xigeen oo kamida golaha Wasiirada cusub ee Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI