Friday 24th February 2017
News
Ra’iisul Wasaaraha Cusub Oo Lakulmay Safiirka UK ee Soomaaliya.
(February 24, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxa uu la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ee Devid Concar. Labada Dhinac ayaa ka wada hadlay Taage
WARBIXIN+SAWIRRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Boosaaso.
(February 24, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Ku Cumraysanaya Sucuudiga.
(February 24, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta soo cumreysanaya, kahor inta aanu booqan Magaalada Madiina Al-munawara oo uu ku yaallo Qabriga Nabigeena
Daawo-Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Ra’iisul Wasaaraha Cusub.
(February 24, 2017)
 Madaxwyanaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Khudbad ka jeediyey magaalada Muqdisho, Kadib Kulan uu la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland. Axmed Mad
DHEGEYSO-Madaxweyne Farmaajo iyo Boqorka Sucuudiga Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka 2da Dal.
(February 24, 2017)
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay gaaray waddanka Sucuudiga, kaddib markuu caasumaad rasmi ah ka helay
DHEGEYSO-Wasiir Cabdiraxmaan Oo Ka Warbixiyey Shaqada Wasaaradda.
(February 24, 2017)
Wasiirka wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Puntland Craxman Sh. Axmed "Habarwaa" ayaa shir jaraa'id oo uu dhawaan ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garowe waxa uu kusoo band
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Oo Iska Casiley Jagadii Soma Oil And Gas.
(February 24, 2017)
Ra’isul wasaaraha cusub ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay shaqadii shirkadda Soma Oil and Gas oo fadhigeedu yahay dalka Britain wax yar ka dib markii saaka Madaxweyne Farmaajo uu u maga
Xisbiga FRP ee Norway Oo Soo Jeediyey In Dhalashada Lagala Laabto Xasan Cali Khayre.
(February 24, 2017)
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay in dhalashada dalkaasi lagala noqdo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Xisbiga
Barlamaanka Hirshabeelle Oo Diyaariyey Mooshin Kadhan ah Madaxweyne Cosoble.
(February 24, 2017)
Xildhibaano ka tirsan baarlamanka maamulka Hirshabelle ayaa diyaariyey mowshin ay ku dalbanayaan in xilka laga qaado madaxweynaha mamaulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble. Mowshinkan ay ku saxiixan yihi
Daawo-Soodhoweyntii Waftigii Madaxweyne Farmaajo ee Sucuudiga.
(February 23, 2017)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sacuudi Carabiya oo uu saakay ugu dhoofay safarkii ugu horeeyey ee dalka dibaddiisa tan iyo markii la doort

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
abaaro Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
1 Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Madaxweyne Gaas  (2) Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
IMG_9982 (6) WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo safar kormeera ku tegey degaamada ay u soo hayaameen dadka abaartu saamaysay.    January 25, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
unnamed-3 WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda puntland oo Muqdisho Kaga Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.    January 1, 2017
Madaxweynaha Dawladda Puntland
img_9277 DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Abaaraha Puntland.    December 14, 2016
Madaxweynaha Dawladda Puntland

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI