Saturday 20th January 2018
Articles
Madaxweynaha Puntland oo Magaalada Dhuusa-Mareeb sidiiran loogu dhaweeyay.
(January 17, 2018)
Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 17 Jnuaray 2018  waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta m
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Taliyihii Qaybta Gobolka Cayn.
(December 22, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyey geerida Alle hawnaxariistee marxuun Gaashaanle Sare Maxamuud Jaamac Cali oo ahaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Cayn.
Maqaal Muhiim ah-Shaqa La’aanta Haysata Dhalinyarada Soomaaliyeed.
(July 21, 2017)
  “Mudane Senator/Xildhibaan waxaan filayey in dawladda cusub ay shaqaale qaadan doonto islamarkaana aan fursad ka heli doono ee maxaa dhacay ku dhowaad 6 bil wax is bedel shaqo abuur ah ma
FAALO-Shacab iyo Dowlad Isjecel Yaan Layska Horkeenin.
(July 10, 2017)
Banaanbaxyo Nabadeed oo lagu taageersan yahay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gilgiley Magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo dalka gudihiisa iyo debaddiisa ah, waxayna dadkaasi dhamaantood
Waa maxay saamaynta uu ku leeydahay jidadku kobcinta dhaqaalaha.
(July 3, 2017)
Sidaan ognahay dhaqaalaha waxaa saameeya wax yaal badan, wax yaabahaas waxaa ka mid ah jidadka oo la casriyeeyo.ha ahaadaan kuwo dhex mara magaalada dhexdeeda ama kuwo isku xira magaalo ka magaalo ama
Aafada Dhaqaale, Bulsho iyo Deegaan ee Abaarta iyo Sida Looga Hortegi Karo.
(April 11, 2017)
  Hor-dhac Abaar waxaan ku qeexi karnaa waa xaalad biyo yaraan oo ay qallalaan wax kasta oo qoyanaa. Waa xaaladda nolasha wax kasta oo nooli ay galayso qiil-qiil: dhirta oo qallasha, xay
Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa By Cabdullaahi Abshir Muuse.
(November 14, 2016)
Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse (Sanco) ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadda Puntland State University (PSU), qoraalkani wux
Safarkii Khatarta badnaa waxay ku waayeen Hooyadood W/Q:Maxamedkaafi Cali Muumin.
(July 30, 2016)
Akhriste ma ahan Tahriibka wax cusub oo mardhow billowday, balse waa yihii dambe waxaa soo baxayey sheekooyin badan oo naxdin kuwaasoo laga soo wariyey dad tahiirabay kuwaasoo badda ku dhintay markii
Dhagayso-Maalmaha ciidul fidriga maxaa waajib ku ah Muslimiinta.
(July 5, 2016)
Umadda Muslimka ah waxaa lagu waajib yeelay inay bixiyaan qof walba oo masuuliyada ka ah xaaskisa iyo caruurtiisa inuu ka bixin karo ciidul fidriga. Raashinkan ayaa khasab looga dhigay mid kasta oo
Dhagayso-Siyaasi Fariin u Diray Odayaasha Xulaya Baarlamanka Cusub Soomaliya.
(July 5, 2016)
Siyaasi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Dr; Maxamuud Maxamed Culusow ayaa sheegay in laga doonayo dayaasha Soomaaliyeed ee soo xulaya mudanayaasha cusub inay soo gudbiyaan ka hor bil inta aan la gaarin

Next Page »

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI