Home News Articles News in english Islam Suugaan Contact us
Waa Hambalyadii Sanadka Cusub 2012 Iyo Heestii Sisaaro Iyo Codkii Toolmoonaa Ee Ahmed Biif
Dubai(SP): Waa Hambalyadii Sanadka Cusub 2012 Iyo Heestii Sisaaro, Erayadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Laxankii Iyo Musigii Abdi Yare Iyo Codkii Toolmoonaa Ee Ahmed Biif
Waa Hambalyadii Sanadka Cusub 2012 Iyo Heestii Dhaayo Jacayl Iyo Codkii Macaanaa Ee Fartuun Foos
Dubai(SP): Waa Hambalyadii Sanadka Cusub 2012 Iyo Heestii Dhaayo Jacayl, Erayadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Laxankii Iyo Musigii Abdi Yare Iyo Codkii Macaanaa Ee Fartuun
Waa Heestii LAAN Iyo Hambalyadii Sanadka Cusub Ee 2012 Iyo Fanaankii Abdi Abiib
Dubai(SP): Waa Hees Cusub oo Labaxday LAAN, Waa Hamblyadii Sanadka Cusub Ee 2012 Iyo Eryadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Iyo Laxankii, Musigii Iyo Codkii Abdi Abiib (Abdi Yare)
Waa Hees Cusub oo Wadani Ah oo La Magac Baxday Dawlad Calanle Oo Soo Baxday 01012012
Dubai(SP): Waa Hees Cusub oo Wadani Ah oo La Magac Baxday Dawlad Calanle Waa Erayadii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril Iyo Laxankii Iyo Musigii Abdi Abiib Iyo Codkii Macaanaa Ee Nimco Dareen
Waa Hees Cusub oo La Magac Baxday Olol Jacayl Waana Codkii Dahabiga Ahaa Ee Saida Abdi Muse
London(SP): Waa Hees Cusub oo La Magac Baxday "Olol Jacayl", soona baxday 13/11/2011 Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril Codkii Dahabiga Ahaa Saida Abdi Muse Muisgii Abdisalan Jimmy
OGEYSIIS: Hamoogaan oo Haka Maqnaan Caweyska Puntland Iyo Abwaan Jama Kediye
London (SP): Waxaan dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Jaaliyadaha Puntland ee carigan ingiriiska ama united kingdom la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad soo dhaweyna oo loo samaynayo abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Abwaan Jama kediye
Waa Hees Cusub oo La Magac Baxday Qaran Jab Kana Hadlaysa Qaadka Iyo Dhibka uu Ku Hayo Qoysaska Soomaaliyeed
London(SP): Waa Hees Cusub oo La Magac Baxday Qaran Jab Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Musigii Mustafe Karaama, Codadkii Toolmoonaa Ee Mahamoud Amoore Iyo Xaawo Kiin
Dhibane, Waa Hees Cusub Oo Wadani Ah Oo Ka Hadlaysa Dhibaatada Ka Jirta Soomaaliya
London(SP): Waa Hees Cusub Oo Wadani Ah Oo La Yidhaahdo DHIBANE, Soona Baxday 24/07/2011, Waa Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Waa Hees Cusb Oo Wadina Ah Oo La Yidhaahdo Horseed, Oo Loogu talagalay Sanadguurada 13 aad Ee Puntland
London(SP): Waa Hees Cusb Oo Wadina Ah Oo La Yidhaahdo Horseed, oo soo baxday 16/07/2011, Looguna talagalay Sanadguurada 13 aad Ee Puntland, Waa Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Maamuusayey Abwaan Abdirashid Yusuf oo Ka Dhacday Magaalada London+sawiro
London(SP): Habeenimadii Sabtidii aan oo dhaafnay ee taariikhdu ahay 5/2/2011 ayaa waxaa Magaalada London ee xarunta carigani Ingiriiska ka dhacday xaflad si weyn loo soo agaamisay oo lagu muumuusayey Abwaan Abdirashid Yusuf Iyo koox fanaaniin ah oo ka mid ahaa fanaaniintii qaaday heesta calanka Puntland
Waa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "SACIIDA" Iyo Codkii Macaanaa Ee Maxamed Kaban
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "SACIIDA" Soona Baxday 22/01/2011, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Waa Hees Cusub Oo La Magac Baxday"Haboon" Waa Codkii Macaanaa Ee Faysal Jawaase
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Haboon" Soona Baxday 10/10/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Macalin Mohamed Karaama iyo Xasan Cujeeri Codkii macaanaa Ee Faysal Jawaase
Waa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Qalbigaygaad Mirataa" Waana Codkii Dahabiga Ahaa Ee Ikraan Caraale
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Qalbigaygaad Mirataa" Soona Baxday 10/10/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Music-gii Macalin Mohamed Karaama iyo Xasan Cujeeri Codkii Dahabiga ahaa Ee Ikraan Caraale
Waa Markale Iyo Barnaamijkeenii Fanka Iyo Suugaantee Maantana Waxaan Dhegeystayaal idiin Daadihinaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday Ifraax
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Ifraax" Soona Baxday 22/07/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf
Waa Markale Iyo Barnaamijkii Fanka Iyo Suugaantee Maantana Waxaan idiin Daadihinaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday Weris
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Weris" Soona Baxday 22/07/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid
Waa Markale Iyo Barnaamijkii Fanka Iyo Suugaantee Waxaanu Maantana Idiin Daadihinaynaa Heestii Dadaalaay
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Markale Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Dadaalaay" Waana Hees Wadani Ah Soona Baxday 12/07/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Waa Hees Cusub, Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibriil Iyo Codadkii Macaanaa Ee Mohamod Amoore Iyo Aamina Dhool
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku Soo Bandhigaynaa Hees Cusub Oo La Magac Baxday "Hubaashii Waa Adiga" Soona Baxday 19/06/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril,
Waa Hees Cusub, Waana Erayadii Iyo Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibriil Iyo Codkii Macaanaa Ee Mahamed Kaban
LONDON(SP): Waxaanu Halkan Dhegaystayaal Ama Daawadayaalba Idiinku soo Bandhigaynaa Hees Cusub oo la magac baxday Sacdiya soona Baxday 07/05/2010, Waana Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Waa Heestii Puntland Caynshe Iyo Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
London(SP): Waa Heestii Puntland Caynshe Iyo Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, Codadkii Halaasiga Ahaa Ee Maxamed Xuseen "maxamed Kaban", Aamina Cabdillaahi Omar "Aamina Dhool", Abdirisaq "Altezo" iyo Maxamud "Amoore", Soo Saaristii Iyo Isku duba ridkii Sanaagpost.com Dhegaysi Wanaagsan,
FAALADA WARGEYSKA: Maxaad Kala Socotaa In Lagu Taamayo In Gobolka Sanaag Si Sahlan Loo Geliyo Gacanta Ururka SNM Ee Ka Arimiya HARGEYSA?
BIRMINGHAM(SP): Tan iyo intii laga dhawaajiyey in ururka SNM ee ka arimaya magaalada Hargeysa uu mashaariic horimarineed oo dhinaca adeegyada bulshada ah ka fulinayo Magaalo Madaxda Badhan, ayaa waxaa iska soo dabadhacaya xogaha tibaaxaya amuurahaasi
Iska key Illow!
....In cabbaar ah hadii aan dhacadiid uu jiifay, oo aan hurdo ku sari waayay, ayaan mar qura soo hinqaday oo aan soo fariistay,
Nadaafadda Iyo Sida Diinta Islaamku Muhiimadda u Siisay.By : Maxamuud Ciyoon
Bismillaahi Raxmaani Raxiim : Allahuma Salli Calaa Muxamad SCW, Intaa kadib
Sirta ku Soohan Siddeeda Maarso
Waxaa Mahad iska leh Ilaahay waxaana ammaan iyo salaam u dirayaa Nebigeena Muxamad(nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha haatee), hooyooyinkii muuminiinta, saxaabadii sharafta lahayd iyo intii ku raacday hanuunka
WERIYE MAXAMED AXMED: MAAHA IN MAGACAYGA LAGA BEEN ABUURTO IYADA OO TAFATIRAHA SANAAGPOST LAGU GEFAYO
GAROOWE(SP): Anigoo ah Maxamed Axmed Ciise kana Mida tafatirayaasha Warbaahinta somaliyeed ee Sanaagpost.com Waxaan ka jawaabayaa Hadalo iyo Aflagaado aniga layga been arbuurtay
Jaaliyada Sanaag Ee Dibada Oo Baaq Cambaarayn Ah Kasoo Saartay Arintii Foosha Xumayd ee ka Dhacday Magaalo Madaxda Badhan
Birmingham(SP): Hadaanu nahay Jaaliyadaha Gobolka Sanaag ee ku sugan Europe, North America, Asia, Africa & Pacific waxaanu halakan ka cambaaraynaynaa Arintii Foosha Xumayd ee ka dhacay Magaalo Madaxda Badhan
BELBEL: Waxaan Ahay Kuwii Lunsanaa Eee Illaahay Quraankiisa Ku Sheegay!!!!!!!!!!!!!
Carddif(SP): Intaynaan guda galin sheekada waxaynu sharax yar ka bixinaynaa macnaha erayga dhuufayli, dhufayli waa eray carabi ah waxaana loogu yeedhaa qofka aan weligii shaqaysan xirfadiisuna tahay inuu ku dulqabto meeshii ay Qado, Alabari ama Sab ka jirto
HAB DHAQANKA SAXAAFADA MAAMULKA LABAXAY SOMALILAND IYO BAHDILAADA BIIDHIQAATAYAASHA
HARGEYSA(SP): Sida lagu soo daabacay Wargayska ugu afka dheer leh wargeysyada kasoo baxa magaalada Hargeysa ee Jamhuuriya
ALFANAAN FAYSAL JAWAASE IYO HEESTII DANAB OO MUUQAAL AH
WAA MIDHIHII IYO LAXANKII ABWAAN SALAAX DOONYAALE IYO GARAACISTII MUKHTAAR OROMO IYO codkii halaasiga ahaa ee Al-fanaan FAYSAL JAWAASE IYO HEESTII DANAB
Qiso Xanuun Leh Oo Lamaane Soomaali ah Ku Dhexmartay London
London (SP) - Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday Magaaladda caasimadda ah ee London, iyadoo
HEESTII CALANKA PUNTLAND IYO ABWAAN CABDIRASHID YUSUF JIBRIL
CAPETOWN(SP): Abawaan Cabdirashid Yusuf Jibriil oo ka qayb galaya tartanka heesta Calnka ee Dawlada Puntland ayaa waxuu nasoo Gaadhsiiyey Heesta uu kaga qayb galeyo tartanka
Qarankaa La' ii Magacaabee, Qaad ii Qaad ! By Dulyar
FAALO (SP) - Waa run, dalka Soomaaliya waxaa uu ka mid yahay dalalka caalamka gaar ahaan qaaradda
ABAAR AAN LAGA DOOGAYN
Markaad u fiirasato aduunka aynu maanta ku noolnahay waxaad arkaysaa arima badan oo kaa yaabiya gaar ahaan caalamka islaamka .
Sheikh Maxamed Idiris Oo Ka Taariikhaynaya Prof. Caddow & Tacsi
INNAA LILLAAH WA IINAA ILAYHI RAAJICUUN Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato
Labaatan Sano Kadib Iyo Soomaaliyi Halka Ay Taagan Tahay
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay
SOOLEEY XORNIMAA GOBANIMO LAGU GAADHA
Waxaan ku qaadaa dhigi doonaa inaan la qabsan Sool iminka laakiinse hore loo qabsaday Laascaanoodna ay arar u ahayd deegaan badan oo hore loola wareegay.
Kala Iibsiga Xubnaha Jirka Aadanaha Oo Qiimihii Ugu Sareeyey Ka Gaaray Dunida.
World News (SP) - Kala Iibsiga xubaha jirka bini’aadamka ayaa dunida wuxuu ka..
WAA SIDEE XAALADA SOOMAALIDA KUNOOL WADAMADDA TURKIGA IYO GIRIIGA
FAALO(SP): Waa arin aad u adag inaad kahadasho ama ka sheekeyso xaalada ay maraan Soomaalida tahriibka ku ah wadamada Turkiga iyo Giriiga
SOMALIA & RAADKA TAARIIKHEED EE IS-MIIDAAMINTA.
Falalka is-miidaamintu waa kuwa aan raad fog ku laheyn taariikhda diinta Islaamka, gaar ahaan dagaalladii faraha badnaa ee ay Muslimiintu la galeen cadowgoodii.
BAAFIN SIYAASDADEED: Halkee ku Dambeeyeen Xuseen Ceydiid iyo Siyaasiyiintii Asmara ?
SANAAGPOST - Inj. Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid, wuxuu mar ahaa hogaamiyaha siyaasadeed ee ugu weyn Koofurta Soomaaliya kadib dhimashadii geerida aabihii..
Garnaqsi Dhexmaray Gobalada Somalia.
Gobolada Soomaaliyeed ayaa waxay galeen shir gudoon ay kaga hadlayaan xaalada cakiran ee bulshadeeda haysata haday tahay colaado abaaro iyo siyaaasad
VACANCY ANNOUNCEMENT: SHAQO DHAKHTARNIMO OO KABAAN BADHAN HOSPITAL
BADHAN(SP): Rugta Caafimaadka ee magaalada Badhan ayaa waxaa looga baahan yahay Dhakhtar ku xeeldheer Daawaynta guud ee cudurada “General medical Doctor”,
FAALO: ILAALI ANSHAXA SAXAAFADA
Ilaalinta anshaxa saxaafada waa Sidii aad u gudan lahayd shaqadaada saxaafadadeed una badbaadin lahayd xuquuqda bulshada inteeda kale
Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Maqal ku Saabsan Soo Dhwaynta Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan Kariim.
BOSASO:- (SP)Waxan salaantaa Islaamka ee Qaaliga ah u dirayaa Hawlwadeenka shabakadaha warar ka ee Gobolka Sanaag iyo Akhristayaasha iyo waliba umada islamka melkasta oo ay aduunka ka jogto Dhamaan Muslimiinta,RAMADAAN Soo dhoweynta RAMADAAN, Waxaana leyahay,,,,,,,,,,,,,,
Digniin Ka Dhan ah Website Ku Dhisan Qarandiid Nimada iyo Qabiileysiga Ee Dayniile!!!
BOOSAASO:- (SP)SHABAKADAHA wararka ee Gobolka Sanaag oo ay ka howlgalaan weriyayaal caalami ah ayaa waxay si kulul u eedeyneyan ku tumashada iyo aflagadda Gobolka Sanaag waxyaabo kale oo ay xatooyo ku qaataan website dayniile.com oo laga leeyahay Sweden,
  Warar
Britain Oo Ku Dhawaaqday In La Gaaray Waqtigii ay Hogaamin Laheyd Somalia    07 Feb 2012
Dagaalo Dib Uga Qarxay Gobalka Ceyn - Buuhoodle Oo Lagu Dagaalamayo    07 Feb 2012
Somalia Oo Heshiis Caalami ah La Gashay Dowladda Koonfurta Sudan    07 Feb 2012
Shirka London & Xukunka Maxmiyadda Ee Somalia Laga Sameynayo illaa 2015-ka (Xog Dhab ah & Dukumiintiyo Sir ah)    06 Feb 2012
Baarlamanka Muransan Ee Somalia Oo Lagusoo Rogayo Cunaqabateyn    06 Feb 2012
Madaxweyne Shariif Oo Dhexda u Xirtay Hirgelinta Golihii Murtida & Madadaalada (Natinal Theatre)    06 Feb 2012
Weriyaha American-ka Ee Lagu Haysto Koonfurta Somalia Oo Xaaladiisa Laga Deyriyey    05 Feb 2012
Weerar Ku Dhufoo Ka Dhaqaaq ah Oo Lagu Kediyey Askarta Ethiopia Ee Joogta Deg. Luuq    05 Feb 2012
Madaxweynaha Kenya & Xoghayaha A/Dibadda Ee Britain Oo Ka Xaajooday Somalia    04 Feb 2012
R/wasaaraha Somalia Oo Beeniyey In Shirka London Uu Caqabad Ku Yahay Dalka & Dadka    04 Feb 2012
Ingiriiska Oo Fursad Qaali ah Ku Sheegay Shirka Soomaalida Ee London    04 Feb 2012
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Oo Isaga Baxay Jaziiradda Kudhaa (Sabab ?)    03 Feb 2012
Gawaarida Muraayadaha Madow Oo Laga Mamnuucay Gobalka Galgaduud    03 Feb 2012
Kala Carar Maanta Ka Socda Kismaayo & Askarta Kenya+Somalia Oo Usoo Jihaystay    03 Feb 2012
Mashaqadii Ciyaaraha Ee Masar Oo Sii Korodhay & Sawiro    02 Feb 2012
William Hague Oo Muqdisho Tagay & Madaxweynaha Somalia Oo Aqbalay Shirka London    02 Feb 2012
QM Oo Sheegtay Inaan Loo Dulqaadan Doonin Khilaafka Baarlamanka    02 Feb 2012
Golaha Wasiirada Ee Somalia Oo Maanta Kulan Xasaasi ah Yeeshay    02 Feb 2012
Madaxweynaha Somalia Oo Ka Hadlay Xulidda Baarlamaanka Cusub    01 Feb 2012
Dayuuradaha Kenya Oo Duqeeyey Deg. Hosingow Ee J/Hoose    01 Feb 2012
North Korea Oo Shacabkeeda Ka Mamnuucday Isticmaalka Mobile-lada    01 Feb 2012
Mahiga Oo Kashifay Duulaanka AMISOM Ee Duleedka Muqdisho    01 Feb 2012
DEG DEG : Kolonyo Itoobiyaan ah Oo Lagu Weeraray Buundada B/weyn    01 Feb 2012
Madaxweyne Shariif Oo Ka Caraysan Dhaawaca Cabdi Tahliil    01 Feb 2012
Farmaajo Oo Kula Taliyey Dowladda Inay La Heshiiso Xarakada Al-Shabaab    30 Jan 2012