Monday 19th February 2018

Xuska Maalinta Ciidanka Cirka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Qaban Doono.

February 15, 2018 - Written by Kulmiye

Munaasabad loogu dabaaldegayo sanadguuradii 58-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidanka Cirka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto Gobolada dalka iyo Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadda lagu qabanayo magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidanka Cirka oo ku taalla xerada Afasiyooni ayaa waxaa la filayaa in ay ka qeyb galaan Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo ay ugu horeeyaan Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, Taliyeyaasha Ciidamada, Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale.

Masuuliyiinta Dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa durba bilaabay in ay Hambalyo horudhac ah u diraan Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Cirka oo qeyb ka ah Taliska Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI