Wednesday 21st February 2018

Wadanka Maldives Oo Xaalad Deg Deg ah Lagu Soo Rogey.

February 6, 2018 - Written by Kulmiye

Xukuumadda Maldives ayaa ku dhawaaqday in lagu  soo rogtay dalkaasi xaalad degdeg ah muddo 15 maalmood ah Kadib markii dalkaasi uu gallay xasarad siyaasadeed.

Wararka ayaa sheegaya in xaaladdan degdega ah ay ciidanka siinayso awood ay ku soo xiraan dadka laga shakisan yahay.  Dowladda ayaa kala dirtay baarlamaanka waxayna amartay in laga hortago tillaabo walba oo maxkamadda sare ay xukunka uga qaadayso madaxweyne Abdulla Yameen

Saacado yar ka dib markii lagu dhawaaqay xaaladda degdega ah ciidanka amaanka ayaa gallay dhismaha maxkamada sare.  Maxkamadda markii ay ciidanku gallayeen waxaa joogay xaakimiin. Balse afhayeen hadlay ayaa sheegay inuu la xiriiri karri waayay xaakimiinta.

Waxaa sidoo kale jira go’aan ku saabsan inaysan sharci ahayn dacwada loo haysto madaxweynihii hore Maxamed Nasheed oo sharcidaro lagu tilmaamay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI