Monday 19th February 2018

Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Gaarey Magaalada Baydhabo.

February 1, 2018 - Written by Kulmiye

Magaalada Baydhabo oo xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka degtay Diyaarad gaar ah oo siday Wafdi uu hoggaaminayo Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur).

Garoonka Diyaaradaha Shaati Guduud ee Duleedka Magaalada Baydhabo, waxaa ku soo dhaweeyay wafdiga Roobow Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka, kan degmada, Saraakiil Ciidan, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubno kale.

Roobow oo ka tagay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Masuuliyiin uu ku jiro Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo socdaalo ku kala bixinaya qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI