Friday 23rd February 2018

Qaramada Midoobey Oo Ka Hadashay Qaxootigii Ku Kharaqmay Xeebaha Liibiya.

February 3, 2018 - Written by Kulmiye

UNHCR oo ah hay’adda arrimaha qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in Muhaajiriin badan laga cabsi qabo in ay ku dhinteen badda kaddib markii doontii ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Liibiya.

Inta badan dadka ka badbaaday doonta qalibantay ayaa la sheegayaa iinay yihiin dad u dhashay waddanka Pakistan.

Dhanka kalena, waxaa doonta saarnaa dad u dhashay dalka Liibiya, waxaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen ku dhawaad 90 qof.

Liibiya ayaa sannado badan ahayd marinka ugu weyn ee ay maraan qaxootiga tahriibaya ee isku dayaya inay ku gaaraan safar badda ah dalalka ku yaalla bariga Yurub.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI