Wednesday 21st February 2018

Dowladda Suuriya Oo Xansuuq Dalkeeda Kadhacay Ku Eedaysay Maraykanka.

February 9, 2018 - Written by Kulmiye

Dowladda Suuriya ayaa isbahaysiga uu Mareykanka hogaamiyo ku eedeeysay danbiyo dagaal ka dib markii duqaymo dhowr ah oo ay Mareykanka fuliyeen lagu dilay boqolaal ka tirsan dagaalyahanada gacan saarka la leh dowladda.

Duqaymahani ayaa ka dhacay bariga gobolka Deir el-Zour, iska hor imaadkani ayaa ah kii ugu dhimashada badnaa ee labada dhinac dhex mara.

Mareykanka ayaa waxay dhankooda shegeen in la taliyayaal ku sugnaa saldhig ay Kurdiyiinta leeyihiin ay la kulmeen weerar daandaansi ah islamarkana ay xaq u leeyihiin in ay is difaacaan.

Xukuumadda Moscow ayaa dhacdadani ku tilmaamtay mid laga shalaayo islamarkana ay arrintan u soo bandhigi doonaan golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Dhanka kale Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo hakiyo dagaalka Suuriya.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI