Wednesday 21st February 2018

DHEGAYSO-Gurmad La Gaarsiinayo Dadkii Ku Waxyeeloobey Kaalintii Shidaalka ee Garoowe Ku Gubatey.

February 3, 2018 - Written by Kulmiye

Dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay magaalada Garoowe kaga dhawaaqday gurmad xoogan oo loogu gurmanayo dadkii waxyeeladu kasoo gaartey dabkii dhowaan kakacay kaalinta shidaal ee Garoowe kutaaley.

Gurmadkaan ayaa waxaa loogu talagalay in lagu kaalmeeyo dadka ay kadhinteen marxuumiintu, kuwa dhaawaca ah iyo kuwii kale ee khasaaraha hantiyadeed uu ka soo gaarey dabkaasi qabsaday kaalinta shidaalka, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland.

DHEGAYSO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI