Monday 19th February 2018

Ciidamo Qarax Lagula Beegsaday Duleedka Magaalada Muqdisho.

February 1, 2018 - Written by Kulmiye

Wararka ka imaanaya deegaanka Tareedisho ayaa sheegaya in laba askari ay geeriyootay laba kalena dhaawac yihiin kadib markii gaari ay saarnaayeen ciidamadaasi lala beegsaday Qarax miino oo marayay wadada ku taal deegaanka Tareedisho.

Askartan ayaa saarnaa gaari nooca raaxa ah waxay la socdeen gaari Cabdi Bila ah oo ka horeeyay lama oga in qarax ayaga lala damacsanay iyo in gaari Cabdi Bilaha lala beegsan rabay.

Ciidamada ayaa rasaas furay markii qaraxa miino dhacay kadib, dad goob joogyaal ah ayaa sheegay in ciidamada Qaraxa lala eegtay ay ahaayeen ciidamo Militeri ah.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI