Sunday 21st January 2018

Wararkii Ugu Dambeeyye ee Qarax Kadhacay Degmada Qansax-dheere.

January 13, 2018 - Written by Kulmiye

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay Barkontarool oo ay leeyihiin ciidamada maamulka koonfur Galbeed, waxaana dhashay khasaare kala duwan.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in qaraxaani uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso, waxaana Mas’uuliyadda Qaraxaasi sheegtay Al-Shabaab.

Mareegaha Isgaarsiinta ee taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Qaraxaasi uu ahaa Mid xooggan, islamarkaana markii dhacay hawadda laga saaray isgaarsiinta degmada Qansaxdheere.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI