Saturday 20th January 2018

Qarax Xoogan Oo Kadhacay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya.

January 9, 2018 - Written by Kulmiye

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Qarax Miino lagula eegtay nawaaxiga ceelka Caafi ee wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Dhawaqa qaraxaan oo laga maqlay qaarka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa dadka degaanka waxa ay warbaahinta Risaala u sheegeen Miinadan in lagu aasay wadada dhinaceeda, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah.

Saraakiil ka tirsan Hay’adaha ammaanka ayaa Idaacadda Risaala u sheegay in Qaraxa uu qabsaday Gaariga qeybtiisa dambe, ayna ku dhaawacmeen laba Askari oo ka tirsan saldhiga Booliska degmada Deyniile.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI