Saturday 20th January 2018

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Madaxweynaha DF Oo Ku Wajahan Qardho.

January 10, 2018 - Written by Kulmiye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay oo Arbaco ah ku wajahan magaalada Qordho oo ka tirsan Puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo booqasho ku maraya qeybo ka mid ah gobolada dalka ayaa tan iyo Axadii ina dhaaftay waxa ay ku sugnaayeen magaalada Garowe eee caasimadda Puntland, halkaasi oo ay kula kulmeen Madaxda iyo shacabka Puntland.

Safarkaan waxaa madaxweynaha Soomaaliya kuweheliya Madaxweynaha dowladda Puntland Pro Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana ay dhagax dhigi doonaan wadada isku xidha magaalooyinka Eyl iyo Dangorayo oo laami ay saarayso dowladda Puntland.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI