Saturday 20th January 2018

General Gorod Oo Booqday Fariisimada Ciidamada Iskudhafka ah ee Galkacyo.

January 9, 2018 - Written by Kulmiye

Taliyaha guud ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed General Gorod oo maalinkii 3aad kusugan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka booqday cutubyo katirsan ciidanka iskudhafka ah ee ku sugan magaalada Galkacyo.

Taliyaha ayaa booqashadiisa ciidanka kadib waxa uu goobta ugu qalay geel ay u soo iibiyeen, wuxuuna kala hadlay sidii ay ammaanka gobolka uga shaqayn lahaayeen.

Dhanka kalena, waxaa magalada Galkacyo ka socda diyaar garaw xoogan oo loogu jiro soodhoweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI