Monday 22nd January 2018

Gaari Ay Saarnaayeen Ciidamo Katirsan Kuwa Dowladda Oo Qarax Lala Beegsaday

January 14, 2018 - Written by Kulmiye

War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaarey deegaanka Haanta Dheer ee Degmada Dayniile, qarax miino ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay gaari ciidan ay la socdeen.

Qaraxan ayaa wuxuu qabsaday gaari Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Militariga Somaliya, waxaana ka dhashay khasaare dhaawacyo ah oo soo gaaray ciidamada.

Warrarkii ugu dambeeyey ee ay heshay SP ayaa sheegaya inu ugu yaraan 3 askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, lama soo sheegin wax dhimasho ah oo qaraxa ka dhashay.

Wararka waxa ay sheegayaan miinada oo ku aasneyd laamiga dhinaceeda in gaarigaan oo xawaare dheereeya ku socda lala eegtay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI