Saturday 20th January 2018

AKHRISO-Dowladda Puntland Oo Jawaab Ka Bixisay Duulaanka Soomaaliland ee Tukaraq

January 8, 2018 - Written by Kulmiye

Madaxtooyada Dawladda  Puntland War -saxaafadeed

Xaaladda Gobolka Sool DeegaankaTukaraq

TIX/0069/2018

January 08, 2018

Dawladda Puntland waxay u sheegaysaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed in saaka Abaarihil Shanta Aroomimo ay duulaan qar iska xoomimo ah ciidanka Soomaaliland kusoo qaadeen deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kasoo loola jeedo in lagu carqaladeeyo safarka Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed CabdullaahiFarmaajo oo shalay booqasho ku yimid Puntland, Sidaa daraadeed Dawladda Punt.land jawaab cad ayay ka bixin doontaa duulaankalagu soc qaaday deegaankaas.

Dawladda Puntland iyadoo hubta in ciidamada amaanka Puntland ku filan yihiin difaaca dhulkeeda, hadana waxay la socod-siinaysaa shacabka Puntland inay ka qayb-qaataan una diyaar-garoobaan difaaca dhulkooda.

Ugu danbeytii Dawladda Puntland waxay la wadaageysaa Dawladda Federaalka Soomaaliya, daneeye-yaasha xasiloonida Soomaaliya, Dawladaha Dariska ah iyo Beesha Caalamka in aysan Puntland mas’uul ka noqon doonin khasaaraha iyo cawaaqib xumada ka dhalan karta duulaanka lagu soc qaaday dhulkeeda.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI