Monday 18th December 2017

Shirkii Golaha Amniga Qaranka Oo Furmaya iyo Madax Ku Wajahan Muqdisho.

December 3, 2017 - Written by Kulmiye

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Muqdisho ay soo gaaraan qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda.

Madaxweynayaasha Galmudug, Puntland, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa saakay kusoo wajahan Muqdisho.

Shalay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Waxaana Garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan dowladda Dhexe.

Madaxda maamul goboleedyadda ayaa ka qeyb galaya  Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Berri ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Xildhibaano, Wasiiro, Madaxda Qaranka, Madaxweynaasha dowlad goboleedyadda iyo xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa ka qeyb gali doona Shirkaasi.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI