Monday 18th December 2017

Sawirro-Kooxdii Kubadda Cagta Puntland Oo U Ambabaxday Magaalada Muqdisho.

December 4, 2017 - Written by Kulmiye

Xulka kubada cagta Puntland, ayaa maanta la ka duulay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, kuwaas oo u duulay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Waxaa garoonka kubada cagta Garowe ka sagootiyay Xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, maamulka gobolka Nugaal iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana ay qayb ka noqon doonaan Ciyaaryahanada Maamul goboleedada oo maanta gaari doona Muqdisho.

Waxaa ay wateen koobkii ay qaadeen sanadkii tagay, waxaana ay rajaynayaan in markii 2-aad ay qaadaan Koobka, iyaga oo laba farood kor u taagayay, taasi oo macnaheedu uu yahay mar labaad Koobka hantaan.

Kooxda ayaa muddo saddex bilood ah tababaro ka waday magaalada Garowe ee Caasimada Puntland, waana Koox si wayn loso xulay.

Mas’uuliyiinta Puntland ee Kooxda sagootiyay ayaa u rajeeay guul, waxaana ay sheegen inay ka rajaynayaan inay Koobka marki 2-aad ay keenaan magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI