Monday 18th December 2017

Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab Oo Ku Dagaalamaya Gobolka Gedo

December 3, 2017 - Written by Kulmiye

Iyadoo ay soo baxayeen Warar sheegaya in Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda iyo Ciidamo badan oo ka tirsan Al-shabaab ay soo gaareen Qeybo ka mida Gobolka Gedo ayaa Waxaa Warkaasi beeniyay Saraakiisha ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo.

Col. Axmed Aadan Rufle oo ka mida Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Warkaas uu yahay Been iyo waxba kama jiraan islamarkaana aysan jirin Ciidamo badan oo ka tirsan Shabaab oo soo galay soonaha Degaanka Ceel-cadde.

“Warka ay Saxaafaddu baahisay waa been iyo Borabogaando Shabaab ma haystaan Saddex Kun oo Askari,waxaa Koox yar oo Toban Toban u socda oo ka dhuubanaya Ciidamada Dowladda iyo Saaxiibadood”ayuu yiri Col. Rufle.

Shalay ayaa Dadka ku nool Degaanada Ceel-cadde iyo Tuulo Burwaaqo ee Gobolka Gedo waxaa ay sheegeen in Hogaamiyaha Al-shabaab oo wata Ciidamo badan oo ka soo baxay Gobolka Jubbada Dhexe uu soo gaaray Qeybo ka mida Gobolka Gedo

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI