Monday 18th December 2017

Ammaanka Boosaaso Oo Qorshe Wax Looga Qabto Loo Samaynayo

December 1, 2017 - Written by Kulmiye

Maamulka Gobalka Bari ee Puntland iyo Saraakiisha amaanka ayaa ka shiraya sidii xal loogi heli lahaa amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ee Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ay weeraro ka dhacayeen.

Saraakiisha amaanka iyo mas’uuliyiinta gobalka ayaa la sheegay in ay diyaarinayaan qorshe amaan oo wax looga qabto magaalada Boosaaso oo ay maalmihii la soo dhaafay ku batayn weerarada Al-Shabaab.

“Al-Shabaab ayaa doonaya in ay ku xoogeestaan Boosaaso waxayna ka soo baxayaan dhulka Buuraha ah ee G/Bari, waan in aan joojinaa Shabaabkaas sidoo kalane ka saarnaa Guud ahaan gobalka” sidaas waxaa yari Sarkaal ka mid ah waaxda amniga ee Boosaaso.

Dhanka kalena golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa shalay go’aano ka soo saaray amaanka Boosaaso iyo weerarada Al-Shabaab.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI