Saturday 16th December 2017

AKHRISO-Isku-aadka Guruubyada ee Koobka Xulalka Maamulada Soomaaliya Oo La Sameeyey

December 5, 2017 - Written by Kulmiye

Magaalada Muqdisho ayaa mar kale marti gilineysa mid ka mid ah Ciyaaraha ugu xiisaha badan ee kubadda Cagta Soomaaliya taas oo ah tartanka Ciyaaraha Gobalka Banaadir iyo Maamul Gobaleedyada waxa uuna Muqdisho ka furmayaa 8-da Bishaan oo ku beegan Jimcaha todobaadkan.

Maanta ayaa la sameeyay Isku aad-ka Kooxaha waxaana Group (A ) G/Banaadir, Galmudug iyo Jubaland. Group (B) Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Kooxaha kala matalaya Gobalka Banaadir iyo Jubbaland ayaa todobaadka dhax mari doontaa ciyaarta ugu horeyso ee tartanka lagu furayo waxa ayna Ciyaaraha ka dhici doonaan Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir “Banadir Stadium” oo ku yaala degmada Cabdul Casiis ee Gobalka Banaadir.

Tartankaan ayaa Soomaaliya ka bilaawday sanadkii la soo dhaafay waxa uuna noqday kii ugu xiisaha badnaa oo lagu qabto Muqdisho sanadihii la soo dhaafay waxaana ka qayb galayay Kumanaan Shacab tageerayaal ah.

Sidoo kale tartankii kan ka horeeyay ayaa la sheegay in dhaqaalo badan uu ka soo xarooday, waxaana sababta xiisaha u yeeleysa tartankaan lagu sheegay in ay tahay Shacabka Soomaalida oo noqday Maamul Gobaleedyo ay ku lifaaqan tahay Caatifad qabiil.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI