Monday 20th November 2017

Xagee Marayaa Abaabulka Duulaanka Ciidanka Soomaaliya Ku Qaadayaan Alshabaab.

November 9, 2017 - Written by Kulmiye

Prof. Sokor Jaamac Geyre Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo la hadlay VOA-da ayaa faah faahin ka bixiyay abaabulka dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee dhawaan ka bilaaban doono Soomaaliya sida uu qorshuhu yahay.

Agaasimaha ayaa sheegay Howlgalada ka dhanka ah Shabaab in ay bilowdeen, hadana ay marayaan meelo wanaagsan kaliyana ay ka dhimantahay in ay dhaqaqaan Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM si loo wiiqo Awoodda Al-Shabaab.

Prof. Sokor ayaa sheegay in ay diyaarsan yihiin Ciidamada Soomaaliya balse ay sugayaan oo kaliya amar ka soo baxa Madaxda Qaranka oo ku aadan in la dhaqaaqo, awoodda Al-Shabaab ayuu ku sheeegay in ay tahay mid aad u liidato oo aysan ka hor imaan karin Ciidanka Xoogga Soomaaliya.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI