Thursday 23rd November 2017

Wasaaradaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Hindiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.

November 10, 2017 - Written by Kulmiye

Cabdiraxmaan Daahir Cismaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  oo la hadlay warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in ay heshiis waxbarasho la galeen Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dalka Bagistaan.

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  oo dhawaan gaaray Dalka Pakistan  ayaa tilmaamay in socdaalka ay ku gaareen Pakistaan uu yahay mid lagu xoojinaayo Waxbarashada Dalka Soomaaliya.

Wasiir C/raxmaan  ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Tacliinta Sare ee Dalka Pakistaan ay ka go,an tahay Xoojinta Waxbarashada Soomaaliya isagoona in Soomaaliya ay ka faa,idaysanayso Taageerada Caalamka.

Sidoo kale Wasiirka ayaa waxaa uu tilmaamay Dalka pakistaan uu balanqaaday inay sii wadi doonaan taagerada dheeraadka ah ay siin doonaan Dowlada federaalka Soomaaliya.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI