Thursday 18th January 2018

Wadaada Diinta Christian-ka Oo Ka Hadlay Gabar Sooro Ahayd Oo Lagu Diley Soomaaliya.

November 11, 2017 - Written by Kulmiye

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Waddaadka ugu sareeyo Mad-habta Katooligga ee diinta Kirishtaan ka Francis ee Vatican-ka ayaa lagu sheegay in baadarigu si buuxda uu “shahiid” ugu aqoon saday haweeneyda zoorada aheyd ee lagu magacaabay Leonella Sgorbati taas oo sannadkii 2006-dii ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho.

Haweeneydan oo xilligaasi ka howlgali jirtay isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lala dilay ilaaladeeda, waana xilligii ay soo bilaabanayeen maxkamadaha amaga ay dalka qabsadeen.

Waxa ay Soomaaliya ka shaqo bilowday sannadkii 2001-dii, waxaana xilligii la dilayay ay jirtay da`da 65.

Sidoo kale baadariga gaalada ugu sarreeya waxaa uu sidoo kale “shahiid” u aqoonsaday nin baadari ah kaas oo lagu magacaabay Janos Brenner islamarkaana sannadkii 1957 lagu dilay dalka Hungary. Baadarigan ayaa isna jiray da`da 26 marka la dilayay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI