Friday 23rd February 2018

Sawirro-Xagee Marayaa Dhismaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo.

November 10, 2017 - Written by Kulmiye

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa dib ugu laabtay magalada Baydhabo ka dib markii uu Muqdisho kaga qebgalay shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada federaalka Somalia.

Shariif Xasan ayaa kormeeray xarun madaxtooyo cusub oo Maamulka koonfur galbeed looga dhisayo magaalada Baydhabo taasoo hadda mareysa heer gebogebo ah, isagoo u kuur galay qaabka ay howlaha dhismaha uga socdaan xaruntaas.

Shariif Xasan ayaa horey xarun madaxtooyo oo weyn uga dhisay Magaalada Baraawe ee gobolka Sh/hoose oo ah xarunta rasmiga ah ee maamulka koonfur galbeed halkaasoo uu horey u sheegay iney u guuri doonaan, lamana oga waxa kalifay in madaxtooyadan cusub uu ka dhiso magaalada Baydhabo oo si KMG ah  maamulka Koonfur galbeed ugu shaqeynayey mudooyinkan.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI