Monday 20th November 2017

Sawirro-Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta Kudhigay Raashin Qurmay.

November 15, 2017 - Written by Kulmiye

Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka  Soomaaliya ayaa xalay gacanta  ku dhigay kumanaan loor oo Raashiin qurmay ah oo aan wali ka soo bixin dakadda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Howlgalkan Sirdoon oo guuleystay, waxaa la wareegay hogaanka baarista ee HSNQ.

Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale, oo uu wehliyo kusimaha taliyaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka soomaliya ee (NISA), g/sare Cabdulqaadir Maxamed Nnuur (jaamac) ayaa isla xalay booqday goobta lagu qarinayay raashiinka qurmay.

Wasiir islow oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in arintaan ay dowladda baaritaano ku waday islamarkaana xalay lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo iyadoo la rabay in lala baxo raashinka.

Sidoo kale wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in la tuhunsan yahay qaar kamid ah Ganacsatadda Soomaliyeed ee badeecaha kala soo daga dekadda Magaaladda Muqdisho.

SAWIRRO

 

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI