Monday 20th November 2017

Sawirro-Kenyan Ku Biiray Kooxda Alshabaab Oo Lacago Madoxooda La Dul-dhigay.

November 11, 2017 - Written by Kulmiye

Wasaaradda Amniga Gudaha dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Magacyadda xubno ay sheegtay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay dooneyso dowladda Kenya, waxa ay sheegtay dowladda Kenya in raggaasi Madaxooda la duldhigay Lacago badan.

Wasaaradda Amniga ayaa ku kala sheegtay Magacyadda ragga la doonaayo  Axmed Siciid Cumar iyo Cali Zira.

Kenya ayaa xustay in qofkaste oo keena xog u sahleysa  laamaha amniga in ay soo qabtaan raggaasi in la siin doono 2Milayn oo Lacagta Kenya ah.

Dadweynaha reer Kenya ayay ka codsaday Wasaaradda Amniga in ay ku gacansiiyaan soo qabashadda labadaasi nin.

Dowladda Kenya ayaa bilihii lasoo dhaafay waday in Madaxda Al-Shabaab ee dalka Kenya ay lacag duldhigto, waxaana dhawaan Wasaaradda Amniga ay sheegtay in ay dishay xubno horay lacag loo duldhigay.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI