Sunday 21st January 2018

Sawirro-Dhulgariir Dhimasho Badan Sababay Oo Kadhacay Xuduudka Iiraan iyo Ciraaq.

November 14, 2017 - Written by Kulmiye

Dhul gariir aad u weyn oo lagu qiyaasay 7.3-magnitude ayaa kadhacay xuduudka dalalka Iiraan iyo Ciraaq, kaasi oo sababay dhimashada 450 qof oo badankoodu u dhashay Iiraan.

Khasaaraha ugu badan ee dhul gariirkaani ayaa wararku sheegayaan inuu kadhacay magaalada Sarpol-e e gobolka Kermanshah ee wadanka Iiraan.

Saraakiisha gurmadka deg dega ah iyo kuwa caafimaadka wadanka Iiraan ayaa shaaciyey dhimashada 445 qof oo Iiraaniyiin ah iyo dhaawaca 7,156 qof oo kale.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI