Friday 17th November 2017

Sawirro-Alshabaab Oo Soobandhigtay Hub iyo Gaadiid Ay Ku Qabsatay Dagaalkii Buulo-gaduud

November 14, 2017 - Written by Kulmiye

Ururka Al-shabaab garabka u qaabilsan warbaahinta Alkata’ib ayaa faafisay Filim cusub oo ku saabsan dagaalkii xooganaa ee bilo ka hor ka dhacay degaanka Buulo-Guduud duleedka magaalada Kismaayo.

Muuqaalkan oo la daawan karo muddo 18 daqiiqa ah ayaa lagusoo bandhigayaa ciidamada Al-shabaab oo qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaallo ku qaadaya fariisin ay halkaas ku lahaayeen ciidamada maamulka Juballand

Al-Shabaab ayaa dagaalkan sheegatay iney ku dishay ku dhawaad 30 Askari waxaana filimka ka muuqda gaadiid dagaal iyo saanado hub ah oo ay sheegeen iney ka qabsadeen ciidamada Jubbaland.

Filimka ayaa lagu soo bandhigay ninkii fuliyay qarax ismiidaamin ah oo weerarkan lagu bilaabay kaasoo lagu magacaabi jiray Cabdi Casiis Cabdullaahi oo ka soo jeeda Beesha Eelaay, waxaana la arkayaa isagoo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo gudaha u galaya saldhigga Buulo Guduud ee ciidanka Maamulka Jubbaland.

SAWIRRO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI