Friday 17th November 2017

Dowladda Puntland Oo Adkaysay Ammaanka Gobolka Sanaag.

November 13, 2017 - Written by Kulmiye

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maamulka Soomaaliland uusan wax doorasho ah ku qaban gobolkaasi, kadib dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey ee ciidanka difaaca Puntland.

Cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyey gaarey deegaamo dhowr ah oo lafileyey in xalay Soomaaliland gudoodi ku keento sanaadiiqda doorashada.

Wasiirka amniga Puntland, saraakiil katirsan madaxtooyada iyo madax kale ayaa ku sugan Badhan iyo Hadaaftimo oo kamid ahaa goobihii lafilayey in Soomaaliland sanaadiiqda sharci darrada ah keento.

Dhanka kalena, magaalooyinka Dhahar iyo Laas-qoray ayeysan Soomaaliland geyn wax sanaadiiq doorasho ah kadib markii horay waqtigii diiwaan gelinta looga horjoogsadey.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI