Saturday 24th February 2018

DHEGAYSO-Waftigii Ka Socdey Dowladda Puntland Oo Gaarey Xiin-galool iyo Deegaamo Kale.

November 13, 2017 - Written by Kulmiye

Waftigii uu hogaaminayey wasiirka amniga dowladda Puntland Mudane Axmed Dowlad ayaa maanta ku sugan degmada Xiin-galool ee gobolka Sanaag, si ay u xaqiijiyaan in Soomaaliland aysan degmada keenin sanaadiiqdii codbixinta doorashada Soomaaliland.

Agaasimaha warfaafinta, isgaarsiinta iyo hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada dowladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo lahadlay Daljir ayaa sheegay inaysan wax dhib ah kajirin Xiin-galool aysana doorasho ku qaban Soomaaliland.

DHEGAYSO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI