Thursday 18th January 2018

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas,”Mashruuca Ballaarinta Dekedda Boosaaso Waa Sii Soconayaa”.

November 9, 2017 - Written by Kulmiye

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka maalmihii dambe ka taagnaa dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo shaqsiyaad dano gaar ah lihi abuurayaan.

Madaxweyne Gaas ayaa waxa uu sheegay in uu sii socon doono mashruuca lagu dhisayo dekedda Boosaaso maadaama uu yahay heshiis hirgalay oo ay meelmariyeen barlamaanka iyo xukuumaddu lana qancin doono ciddii dareen ka qabta.

DHEGAYSO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI