Tuesday 16th January 2018

DHEGAYSO-Dowladda Puntland Oo Shacabka Kunool Sanaag iyo Haylaan Farriin U Dirtay.

November 12, 2017 - Written by Kulmiye

Waftigii ka socdey dowladda Puntland ee xalay ilaa saaka gaarey deegaamo katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa maanta kormeeray deegaamo dhowr ah, si ay ugu kuurgalaan xaaladda guud ee goboladaasi, shacabkana uga wacyigeliyaan dhaqdhaqaaqyada sharci darrada ah ee Soomaaliland kawado deegaamadaasi.

Agaasimaha warfaafinta, isgaarsiinta iyo hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada dowladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka warbixinayey socdaalka waftiga ayaa xaqiijiyey inaysan jirin wax sanaadiiq ah oo Soomaaliland keentay deegaamadaasi.

Abwaan Cabdirashiid ayaa sheegay ciidanka ammaanka iyo kuwa difaaca Puntland ay heegan culus ugu jiraan sidii ay dalka u difaaci lahaayeen ayna samayn doonaan roondo iyo dhaqdhaqaaqyo ay kaga hortegayaan daandaansiga Soomaaliland, isagoona shacabka ugu baaqay inaysan maalinka berri ah guryohooda ka soo bixin.

DHEGAYSO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Wefdi Balaadhan oo ay Hogaaminayaan Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso .    January 11, 2018
Madaxwaynaha dawladda Puntland
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland .    January 7, 2018
Madaxweynaha dawladda Puntland
Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal u ah shaqaalaha dawladda.    December 23, 2017
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru D

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI