Friday 17th November 2017

DAAWO-Howlgalladii Ciidanka Dowladda Puntland Ka Fuliyeen Gobolka Cayn.

November 14, 2017 - Written by Kulmiye

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Puntland Axmed Ibraahim Cawaale oo gaarey Gobolka Cayn ayaa gacanta ku dhigay qaar ka mid ah kaararka codbixinta Somaliland oo halkaas lasoo gaarsiiyay.

Warbaahinta Puntlandnews ayaa lasoo gaarsiiyay nuqul ka mid ah sawirada kaararka codbixinta Somaliland oo lagu qabtey jiida Gobolka Cayn ay ku leedahay Puntland.

Talaabadaan ayaa qeyb ka ah hawlgalo balaaran oo ay Puntland uga hortageyso in maamulka Somaliland uu soo gaarsiiyo diiwaangalinta iyo kaararka codbixinta doorashada xuduuda Gobolladda Sool,Sanaag iyo Cayn oo maalmihii lasoo dhaafey ay hawlgalo ka wadeen ciidamada Puntland.

DAAWO

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI