Thursday 23rd November 2017

Askari Lagu Toogtey Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya.

November 9, 2017 - Written by Kulmiye

Dabley hubeysan oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka waxa ay ku dileen Agagaarka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee Duleedka magaalada Muqdisho.

Kooxda dilka geysatay oo aheyd laba dhalinyaro ah ayaa Askariga waxa ay ka toogteen qeybta sare ee jirkiisa, goobta ayayna ka baxsadeen kahor inta aysan halkaasi soo gaarin Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka.

War ururka Al-shabaab ay ku baahiyeen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay ku sheegteen masuuliyadda dilka Askarigan.

Shalay oo ugu dambeysay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan waxaa ka dhacay Qarax gaarigiisa loogu xiray Sarkaal magaciisa lagu soo koobay Xirsi, oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kaasi oo dhaawac culus uu ka soo gaaray Qaraxaasi.

Find us on Facebook
SANAAG POST TV
HEESTA TODOBAADKA
XULASHADA IYO XIISAHA MAANTA
MAQAL IYO MUUQAAL
ILA QOSOL
Codadka
Dhageyso-Dhalinyaradii Gurmadka Baaraha gobolka Mudug oo shaqadii joojiyey.    December 28, 2016
Gudi isugu jira Culimaa u diin
Dhageyso-Culimada Soomaaliyeed oo Tartanka Kubada kolayga ku Tilmaamay mid ka hor imaanaya Diinta Islaamka    December 21, 2016
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Dhageyso-Madaxwaynaha Puntland oo Sagoontiyey Labada Aqal ee Soomaaliya.    December 13, 2016
Madaxwaynaha dawlada Puntland
News in English
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntlandkuna saabsan magacaabid kumeel gaar ah Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland    October 23, 2017
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska
Important Feature-Bosaso The City of Opportunity    September 30, 2017
Bosaso is a city in the northe
Dawladda Puntland oo Dar-dar-gelin horle ku samaynaysa Tayada Shaqaalaheeda    April 11, 2017
Shir lagu gorfaynayey nooca ta

XAYEYSIIS

BBC SOMALI
VOA SOMALI